Page 1 of 1

My uncle divorce his wife.

Posted: Fri Mar 02, 2007 6:04 pm
by Qashin
Sadex bilood kadib guurkoodii, ayuu furey naagtiisii. Dadkii markey ku yidhaahdeen maxaad u fureysaa, wuxuu yidhi sadex xaalo ayaan ku furayaah naagtah.
1- Mar alah marykay raashinka ii soo dhigto, unbey gacanta la soo gali. Markaasaan odhan naa bal halkaa iga fadhiiso "hambo nin wayn baan kuu reebiyeh."

2- Marka habeen kii lagaadho unbey intey dogob " dharka dhigato" oogadana "nalka" siraado unbey isoo geli. Markaasaan odhan naa adoo dharka qaba soo seexo, oogadana dami.

3- Mar ala markaan guriga soo galo unbey i odhan xabiib. Markaasaan odhan Naa xabiib la'ima yidhaahdee Macalin Cabdullaahi baa la iyidhaah.

Nin dhaqan leh dheh.

Re: My uncle divorce his wife.

Posted: Fri Mar 02, 2007 6:23 pm
by Advocatar
Laughing Laughing Laughing Laughing Laughing Laughing at Naa xabiib la'ima yidhaahdee Macalin Cabdullaahi baa la iyidhaah.


hilarious.

Re: My uncle divorce his wife.

Posted: Sat Mar 03, 2007 5:48 pm
by Nagin
I dont beleive in divorces......happy marrages yesssssssss......thats why most of 90% of somali marrages dont work is becuase lack of truths and respect....whatever your mom says goes.... Shocked so be careful who you marry!

peace out have nice day.... Surprised

Re: My uncle divorce his wife.

Posted: Sun Mar 04, 2007 6:53 am
by R.I.P Kiyan
murked

Re: My uncle divorce his wife.

Posted: Tue Mar 06, 2007 2:56 pm
by Enemy_Of_Mad_Mullah
Laughing Laughing Laughing ROFL

Re: My uncle divorce his wife.

Posted: Mon Feb 18, 2008 10:05 pm
by manxee
ur uncle is fuking badiyo
gabdhaaso kale xagee laga heli

Re: My uncle divorce his wife.

Posted: Sat Apr 12, 2008 10:01 pm
by Chaste
Like the person above wrote a sister like that are few.

Re: My uncle divorce his wife.

Posted: Mon May 12, 2008 3:51 pm
by nasringurl
loolz idinka kaftan ayaad moodeen lakin niman waxas dhan neceb wey jiran i hope better life for every one

Re: My uncle divorce his wife.

Posted: Fri May 16, 2008 3:27 pm
by Chaste
^ ameen

Re: My uncle divorce his wife.

Posted: Wed May 28, 2008 2:17 am
by Shekooy-Ku-Nacay
nin doqon ah dheh :D :D :D