Reer Awdalow codkiina siiya ururada siyaasadee ka soo jeeda Galbeedka Burco waayadeed
Reer Awdalow codkiina siiya ururada siyaasadee ka soo jeeda Galbeedka Burco waayo iyaguun baa xulufo siyaasadeed idiin ah
Waxaan salamayaa dhamaan warbaahainta somaliland ee soo tabiya xaqiiqda dhabta ah ee jira....
Sidaynu la wada socono waxaa dhawaan somaliland kadhici doona doorashooninka goloha deeganka,
Tariikhda markay tahay, bisha november 28,2012. hadaba waxan rabaa in ay dadku ama gobalada somaliland codka isu siiyaan sidii ay hore xulafada ukala ahaayeen tusaale ahaan,xiligii udub waxaa jiray in ay beelaha somaliland ay u kala badnaayeen udub iyo xisbiyadii kalaba sidaa darteen,waa in a
Ay beelihii hore xulufada siyasadeed ukala markaa manta waxaa loo bahanyahay in ay beelaha daga gobolka awdal ay sitoosa u tageeran ururada ay hogamiyaan beesha galbeedka burco.
Waxaan sidaa u leeyahay dadka ku nool somaliland xulofo ayay leeyiin si ay uga midho dhaliyaan qola waliba xulofadeeda siyasadeed,hadaba waxaa reer awdal ku waa jib ah in ay soo saraan ururada ay hogaaminayaan kuwa u dhashay beesha galbeedka burco,si is xulufaysigii siyasadeed ee ka dhaxeeyay uu u sii socdo oo aanu noqon xulifaysigii ka dhaxeeyay mid ku eeg xiligii udub oo kaliyee waayo udub waxaa hogaaminaayay dahir rayale kahin oo ka soo jeeda awdal beshaa galbeedka burco udub tageeradaysiiyeen waxaa lugu qiyasaa in ay gaadhaysay ilaa 97% sanadkan reer awdal waa looga fadhiyaa in xufaysigii sii wadaan iyo in ay halkaa ku jooji yaan waa wax dhaman bulshado indhaha kuwada hayso gaar ahaan beeshan galbeedka burco.
Hadaan si kale u idhaa beesha habaryoonis waxaan rajaynaa in madax dhaqameedka reer awdal iyo wax garadkalaba ay fahman qaabka siyasadeed ee dadku isugu xidhanyihiin iyo cida kaliya ee ay wax wada leeyihiin ay yihiin beeshaa iyada ah,xaga kale hadii aynu ka eegno tusaale ahaan kulmiye waxaa isku xulufa ahaa beelahan han,beesha bariga burco,beesha waqooyiga iyo gabiley,beesha baligubadle,waxaan ku soo xidhayaa maqaalkaygan,reer awdal waa in ay u codeeyaan ururada siyaasada ee soo jeeda beesha galbeedka burco waayo iyaga uun ayaa xulufo siyasasadeed ah.
wabilaahi tawfiiq
Abdirahman mahamed
Hargeisa somaliland