waxaan idinsheegiyaa in maamulkii laga sameeyay diinsoor ee dowlada ku meel gaarka uu ahaa mid xaran ku salaysan ee aan xaqa wafaqsaneen kadib markii waxii deegaanka ka dhxeeyay hal beel qatay wxaaan arki doontan ay arinkaa wax badan ka gaari doonan belaaha daga deegaanka ah beesha cawramale oo ah beel soo jireen kana ahaan jirtay boqotayo soo jireen ah ayaa waxaa la duufsiayay xaqii ay ku lahyeen gobolka laakiin ogada in waxaa oo dhan isu badli doonta gacan ka hadal deegaan kismaayo ayay beesha xooga saaratay laakiin diinsoor baay way ka seexdeen kolay waxaan filiyaa dowladan ma soconaysa yaan wajigaga la isga ciyaarin
by wiil cawramale wesmidlands conventry