si fiican aa loo amaanay abwaan sahal xaaska uu ka tagay.
Moderators: Moderators, Junior Moderators
Mashallah.Waa ku faayaa, bashbash.
si fiican aa loo amaanay abwaan sahal xaaska uu ka tagay.
Waan isku dayaa, laakiin aan uu kuu sheego, markaa yar aa la i geen jiray Awdiinle,waa fahmooyaa iyo bakool. afDabar iyo Afdiinsoor si fiican ma u kasaayo
imtixan aa ka qaada sareedaay aan aragno hadaad baastid.
Hurdurmeedii ooraad = ? hurdoo ila roortay
Wal yaab leh haaytee = ? sidaa ay u qoraan: walyaabee'lee Haayte, waa la iga yaabsaday
Hufeytoo kooytee = ? tuke (shimbir) aa yimid,. kooytee = wax cusub, wax cusub oo keenay. TUKE Yimid ama imaaday.
haanshoo iin sheentee = ?xaanshi ama warqad is gaartay
Huburoowdii geeraad = ? gabar magaceeda
Hårti la siiyee = ? qof ama nin aa la siiyey
Hadagii lee dhimanmaa = ? Hadagii, aroos ama guur le u u dhiman
Habartiisaa nagatee =? xaaskiisay noqotay
ii fasir bo.
waaba keente inta badan qatar aa tahi.
hurdurmeedi ooraad= Riyadii daraad
wal yaab leh haayte= wax yaab ee aheed.
Huburoowdii geeraad= Huburow(waa magaceed) Geeraad (beri hore)
intaas lee khaldaned waase uu dhoweed. Gacanaa ku taagay!
Users browsing this forum: No registered users and 4 guests