MAADAAMA Mudulood yahay (ahalu beydka caasimadda Soomaaliya ee Muqdishu )waa in uu Mudulood Soomali-weyn goggol guud u dhigo oo weliba si gaar ah loogu Casumaayo Madaxweynaha, Ra'iisul Wasaare, Dhammaan Xildhibaanyadda Barlamaanka, Duubabka Beel-weynta Soomaaliyeed iyo Mas'uulihiintii Sar Sare ee Midowgii Maxaakiimta Islaamiga Soomaliyeed kuwoodii ahey Qun-yar socod sida: Sheekh Shariif Sheekh Axmed iwm.
PEOPLE KEEP FLOCKING TO IT??



