Boondheere waa xaafad ku taala magaalada Muqdisho oo ka mid gobolka Banaadir. Waxayna caan ku tahey oo ku yaala baarlamankii hore, safaarad Talyaaniga, Wasaarada Arimaha Gudaha, Wasaarada Waxbarashada iyo boostada iyo isgaarsiinta. Iskoolada ku yaala xaafada Boondheere waxay kala yihiin iskoolka xisaabadka cabiraada, iskool yaasiin cusmaan, iskoolka bartamaha, iskoolka yuusuf alkoowneyen iyo iskoolka 12ka oktoobar.
Waxaa laga keenay "http://so.wikipedia.org/wiki/Boondheere"