waa in la sameeyaa maalin la xuso xasuuqa ka dhacay xamar.!!
waa in loo aargudaa si deg deg ah dadka xamar lagu xasuuqay.!!
waa in taalo loo dhisaa dadka xamar lagu xasuuqay taa oo lagu xasusanayo.
waa in magdhaw loo raadiyaa eheladii dadkooda la xasuuqay.
waa in dowlad kasta oo somaliya ka dhalaya ay 30% u Qoondheesaa ehaladii dadkoodii la xasuuqay.!!