Nydia cadeey, muxidiin mariina oo maqaayad ka furayay, shamso na shangaani ee markii iigu danbeesay shaah ku gadeesay macalinkii kalena ma kasayi wax ku dhacay, waxaa u maleenaa dagaalkii BAYDHABO uu ku dhintay.
Nydia, warta lee haidhihin waa ku tuugaa indhahaa isku heestaa xaafad kale iisheeg.
