

Moderators: Moderators, Junior Moderators






“Maanta waa maalin taariikhi ah waxaana halkan ku sagootineynaa duulimaadkii u horeeyey muddo toban sano kadib ee toos u aadaya Nairobi, isaga oon ku sii hakan doonin Wajeer, waxayna muujineysaa xushamada iyo qadarinta dowladda Kenya ay u heyso dowladda iyo shacabka Soomaaliyeed” ayuu yiri R.wasaare Kheyre oo sidoo kale xusay inay muujineyso in garoonka Aadan-cadde uu u shaqeeyo sida garoomada caalamiga ah, maadaama la xaqiijiyay in duulimaadkii ka soo baxa uu yahay mid la isku haleyn karo oo aan la sii marsiin meelo kale.
“Waa inaad hubin iyo baaris adag ku sameysaan duulimaadyada iyo dhamaamba qeybaha adeegyada bulshada ee garoonka, si aysan mar kale u soo noqon in duulimaadyada ka baxa dalkeena aan la oran la iskuma haleyn karo ee ha lagu sii baaro meelo kale.









Rules and regulations should be put in place to deter any police misconduct.50 university Graduates Taken as Officers in the Police Department.
![]()



Masha Allah. Beautiful!![]()


Return to “Provinces - Banaadir”
Users browsing this forum: No registered users and 1 guest