Moderators: Moderators, Junior Moderators



Qalanjo, badeeyda ayaay soo gashay. Fiiri arrinta ku saabsan Jamaal Jebiye. Buuq ayaay igu furtay. Ma hubtaa inaay gabar tahay? mise waa garoob?![]()
![]()
![]()
![]()
gabarta maxa ucayne?



Macaanta waa run oo waay i saxday; waana u sheegay. Laakin faraha ayaay ila soo gashay; markaay somalinet imaaneeysaa miyaan loo sheegin inuu Lamagoodle yahay sheikh Murjaan shiireey aan koodininLama weey ku saxde that's all and caaya ugu jawaabte. She says waa gabarr lakiin she could be a multinicker!

BlueNwhite tan bal warkeeda keen. Iskana ilaali waxaa laga yaaba inaay kaa weyntahaye.Lama.


Haddana ma magaca LAMAGOODLE ayaad u soo dhigatay? Abtiris maxaa meesha keenay? Gormaa LAHJAD abtiris noqotayy? waxbaa kaa qaldan walee; waxaad tahay qof fidna wado. Meeshaan ayaad rabtaa inaad qabyaalad iyo qurun keento, oo aad isku dirtid umadda soomaaliyeed.shaqo laan ayaa ku heeso garoob hadaan ahaaye iyo hadaan gabar ahaaye adiga shaqadadaa mahaan anigaba ka qaldan markaan la hadlaayo wax wato lamagoodle. aniga i dont need aqoon from you and lahjada aad sheegaso aniga alifaaye kawraan hee. hadaad rabtiid labadaana aan abtirsano ileen aniga hadaan magaca familkeega keliya sheega ayaaba lee so qabaana ka waran hee
Lahjad aad sheegaso dad ayaa iska leh markaa ceeb mahaan. af qaldaan soo dad ma lahoo? aaf baraw soo dad ma lahoo? Lahjada aad lee dahaaye mahaa afkaada unuka iska lehHaddana ma magaca LAMAGOODLE ayaad u soo dhigatay? Abtiris maxaa meesha keenay? Gorma LAHJAD abtiris noqday? waxbaa kaa qaldan walee; waxaad tahay qof fidna wado. Meeshaan ayaad rabtaa inaad qabyaalad iyo qurun keento, oo aad isku dirtid umadda soomaaliyeed.shaqo laan ayaa ku heeso garoob hadaan ahaaye iyo hadaan gabar ahaaye adiga shaqadadaa mahaan anigaba ka qaldan markaan la hadlaayo wax wato lamagoodle. aniga i dont need aqoon from you and lahjada aad sheegaso aniga alifaaye kawraan hee. hadaad rabtiid labadaana aan abtirsano ileen aniga hadaan magaca familkeega keliya sheega ayaaba lee so qabaana ka waran hee
Is qabooji, jiniga iska naar, tusbax qaado; afar faataxo maro
Greenday, soo ma aadan arag?

Bahalkaan la baxaaye lamagoodle mahaan warculus ee wax kale iisheeg eebowOsob adeerkay hakaa magan galo,wixii xaal ah anigaa bixinaayo. Is faham la'aan ayaa dhacdey raali noqo walaaley. Hadaad cayda ka tirtiri kartid ka tirtir bogaan.
haye bal adiga xaa ku sheegaye gabdaha waxaaye qoreen?Bahalkaan la baxaaye lamagoodle mahaan warculus ee wax kale iisheeg eebowOsob adeerkay hakaa magan galo,wixii xaal ah anigaa bixinaayo. Is faham la'aan ayaa dhacdey raali noqo walaaley. Hadaad cayda ka tirtiri kartid ka tirtir bogaan.
Hadaad tahay gabar asal ah ma aadan qorteen sidaasi; gabdhaha eebow maba dhahaan![]()
![]()
Qof lahjad qoraayo markaad aragtid waa timir laf ayaa ku jirta. Far baa noo taagan. Markii aan eegay waxyaabaha kale oo aad halkaan ku qortay waxaa ii cadaatay inaad tahay qof fidno qado; doonaayo inaay fidno ka dhex kaciso dad walaalo ah.

Return to “Provinces - Banaadir”
Users browsing this forum: No registered users and 2 guests