Welcome to SomaliNet Forums, a friendly and gigantic Somali centric active community. Login to hide this block

You are currently viewing this page as a guest. By joining our community you will have the ability to post topics, ask questions, educate others, use the advanced search, subscribe to threads and access many, many other features. Registration is quick, simple and absolutely free. Join SomaliNet forums today! Please note that registered members with over 50 posts see no ads whatsoever! Are you new to SomaliNet? These forums with millions of posts are just one section of a much larger site. Just visit the front page and use the top links to explore deep into SomaliNet oasis, Somali singles, Somali business directory, Somali job bank and much more. Click here to login. If you need to reset your password, click here. If you have any problems with the registration process or your account login, please contact us.

Today has been a good day

Dadka ku dhaqan ama ka imaaday gobolkan

Moderators: Moderators, Junior Moderators

OUR SPONSOR: LOGIN TO HIDE
User avatar
TheblueNwhite
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 11301
Joined: Mon Feb 14, 2011 2:34 pm
Contact:

Today has been a good day

Postby TheblueNwhite » Tue Aug 28, 2012 1:06 pm

Image

DayaxJeclee
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 2598
Joined: Mon Jun 25, 2012 7:11 am
Location: Kr

Re: Today has been a good day

Postby DayaxJeclee » Tue Aug 28, 2012 7:14 pm

8 MP cise from jabuuti, and my family none. :cry: :cry:

KimJongIllest
SomaliNetizen
SomaliNetizen
Posts: 680
Joined: Thu Aug 09, 2012 5:51 am

Re: Today has been a good day

Postby KimJongIllest » Tue Aug 28, 2012 7:15 pm

Really 8 MP cise from jabuuti, and my family none. :cry: :cry:
yes finally someone gets it. i thought i was the only one outraged over the 8 ciise mp from the country djibouti.

why did u bring up the ciise thing out of no where though :| are u as angry and frustrated as me about the ciise mp issue? do u know they also got second deputy speaker position too? :evil:

User avatar
TheblueNwhite
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 11301
Joined: Mon Feb 14, 2011 2:34 pm
Contact:

Re: Today has been a good day

Postby TheblueNwhite » Tue Aug 28, 2012 7:59 pm

Sareedo, Ciise waa qabiil Somali ah, xaasidnimada iskadaa.

Aan kaa farxiyee akhriso hoos.
Gudoomiyihii hore Baarlamaanka Soomaaliya Shariif Xasan Sheekh Aadan ayaa sheegay inuu ku faraxsan yahay, in magaalada Muqdisho lagu doorto Gudoomiye Baarlamaan, isagoo u hambalyeeya Prof. Maxamed Sheekh Cismaan Jawaari oo ku guuleystay doorashada Gudoomiyaha Baarlamaanka.

Shariif Xasan oo u ololeynayay in doorashada Gudoomiyaha Baarlamaanka inuu ku soo baxo Dr. Cali Khaliif Galeyr, si uu ugu tartamo doorashada Madaxweynaha, oo uu mushurax yahay, ayaa hamigiisa meesha ka baxay, maadaama ninka loo doortay Gudoomiye Baarlamaan ay isku beel ka soo wada jeedaan.

Isagoo hadalkiisa ka muuqatay niyad la'aan ayuu sheegay in markii hore loo doori jiray Beelaha Digil iyo Mirifle xilak Afhayeenka Baarlamaanka, haatana loo dooray sida uu yiri.

Waxaa uu hamigiisa ahaa in la soo hormariyo doorashada Madaxweynaha, isku dayo badan uu ku damacsanaa ay daaqada ka baxeen, hase ahaatee waxaa uu sheegay in laga diiday dalabkaas, balse aanay haatan wax mushkilo ah laheyn.

"Anaga hadaan Digil iyo Mirifle nahay, awal waa naloo doori jiray Gudoomiye Baarlamaan, hadana waa naloo dooray, marka wax dhibaato ay leedahay ma lahan aad iyo aad u faraxsanahay"ayuu yiri Shariif Xasan oo la hadlay BBC-da markii ay dhamaatay doorashadii Gudoomiyaha Baarlamaanka.

Mar la weydiiyay su'aal aheyd inay dhaawaceyso rajadiisa musharaxnimo ee doorashada Madaxweynaha, maadaama nin ay isku heyb yihiin loo doortay Gudoomiye Baarlamaan, qaabka awood qeybsiga aanu dhigeyn in labo nin oo isku beel ah labo jago kala qaban karin ayuu xusay in aanay wax mushkilo ah laheyn.

"Mushkilo ma lahan aniga markii hore gudoomiye uma tartameynin, hadii marka hore Madaxweynaha la soo hormariyo waa la diiday, marka awal sidaas ayay aheyd sida bahasha u dhigneyd, hadana wax mushkilad ah ma alahan, waxaan u mahad u celinayaa in dadka gartay in nin kale la tartamo waa u hambalyeynayaa"ayuu yiri Shariif Xasan oo intaa ku daray inuu ka fikiri doono musharaxnimadiisa Madaxweynaha oo hamigiisa daaqa ka baxday.

Dadka odorasa siyaasada ayaa sheegaya in Shariif Xasan oo muddo sideed sano ka mid ahaa siyaasiyiintii galaan-galka badan ku laheyd Baarlamaanka, in tani ay tahay guuldaradiisa u horeysay, taasoo meesha ka saareysa rajooyinkiisa siyaasadeed ee uu in muddo ah sidii sil-silad oo kale isugu soo xirayay.
Jowhar.com

Jaw, naw,waw, gaw. Can't you not hear the violin playing?.

DayaxJeclee
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 2598
Joined: Mon Jun 25, 2012 7:11 am
Location: Kr

Re: Today has been a good day

Postby DayaxJeclee » Tue Aug 28, 2012 8:14 pm

ma asgaa cidayda ah :cry: :cry:

waan idin taageeraa idinka laakiin :down:

User avatar
TheblueNwhite
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 11301
Joined: Mon Feb 14, 2011 2:34 pm
Contact:

Re: Today has been a good day

Postby TheblueNwhite » Tue Aug 28, 2012 8:35 pm

Kaaley Wacaysle Cadde wax la qeybso. Saacadaan wixii laga bilaabo, Wacaysle ayaa ku metelo. :) :up: ha is martiyeynin.

DayaxJeclee
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 2598
Joined: Mon Jun 25, 2012 7:11 am
Location: Kr

Re: Today has been a good day

Postby DayaxJeclee » Tue Aug 28, 2012 11:50 pm

Kaaley Wacaysle Cadde wax la qeybso. Saacadaan wixii laga bilaabo, Wacaysle ayaa ku metelo. :) :up: ha is martiyeynin.

blue, markaad dhimatid ayaad hooyada ku af tirsanaysaa, intaad noshahay aabahaa cidiisa ayaad tahay

User avatar
TheblueNwhite
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 11301
Joined: Mon Feb 14, 2011 2:34 pm
Contact:

Re: Today has been a good day

Postby TheblueNwhite » Tue Aug 28, 2012 11:54 pm

Abti iigu wac hada kadib. :mrgreen:

Osob101
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 1986
Joined: Sat Feb 04, 2012 1:47 pm

Re: Today has been a good day

Postby Osob101 » Wed Aug 29, 2012 9:57 am

8 MP cise from jabuuti, and my family none. :cry: :cry:
Mashallah dheh ciise waa Abgaal Lumaaye maa ogiid miyaa :lol:

DayaxJeclee
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 2598
Joined: Mon Jun 25, 2012 7:11 am
Location: Kr

Re: Today has been a good day

Postby DayaxJeclee » Thu Aug 30, 2012 5:39 am

8 MP cise from jabuuti, and my family none. :cry: :cry:
Mashallah dheh ciise waa Abgaal Lumaaye maa ogiid miyaa :lol:
haddiis taas runta tahey iska soo xadariya Jabuuti, :shock:

User avatar
greenday
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 12366
Joined: Wed Jul 28, 2010 10:31 am
Location: Ruux bukaanka ku nacay, adoo bahan katagay....Ala barasho, barasho wacanaa!

Re: Today has been a good day

Postby greenday » Thu Aug 30, 2012 7:59 am

8 MP cise from jabuuti, and my family none. :cry: :cry:

How the hell did people from Djibouti make it in to our parliament :|

Osob101
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 1986
Joined: Sat Feb 04, 2012 1:47 pm

Re: Today has been a good day

Postby Osob101 » Fri Aug 31, 2012 7:22 pm

8 MP cise from jabuuti, and my family none. :cry: :cry:
Mashallah dheh ciise waa Abgaal Lumaaye maa ogiid miyaa :lol:
haddiis taas runta tahey iska soo xadariya Jabuuti, :shock:
Ciise Abgaal waliga ma maqlin miya :clap:

User avatar
TheblueNwhite
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 11301
Joined: Mon Feb 14, 2011 2:34 pm
Contact:

Re: Today has been a good day

Postby TheblueNwhite » Fri Aug 31, 2012 7:32 pm

Gabadhaan Sareedo mucaarado hal maalin inaan qado kala xiran u sameeyo waaye. :stylin:

DayaxJeclee
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 2598
Joined: Mon Jun 25, 2012 7:11 am
Location: Kr

Re: Today has been a good day

Postby DayaxJeclee » Sat Sep 01, 2012 10:17 am

Osob, Warka i sii, adaa sheeko heeysid. Base waaye geel badan aa leenahay, waan gadaynoo garoonka la iskasoo xadiri. jabuuti aa la idin dajinaayaa. :evil:

Greenday, blue aa ku faraxsan 8 mp jabuutiyaan. anigaba ma kasaayo sidaay u imaadeen, isagaa kuu macnaayo. ani xataa ma garanin see ku dhacday.


Blue, casumaad qalalan maxaas ku falaa :x


OUR SPONSOR: LOGIN TO HIDE

Hello, Has your question been answered on this page? We hope yes. If not, you can start a new thread and post your question(s). It is free to join. You can also search our over a million pages (just scroll up and use our site-wide search box) or browse the forums.

  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Provinces - Banaadir”

Who is online

Users browsing this forum: No registered users and 1 guest