Re: Jazeera Real Estate ! (pics)
Posted: Thu Jun 27, 2013 10:08 am
Omg this cant be true! A dream come true. Long live M-town..
Largest online Somali community!
http://www.somalinet.com/forums/







that makes it worse, white people in a poor war-torn country, they are here to con people.White people are behind the project. It's not fake. Everything is straight from their website. And how will people be conned? Who buys properties before they can see them?


Understood. You're ruining the thread. Now please leave.that makes it worse, white people in a poor war-torn country, they are here to con people.White people are behind the project. It's not fake. Everything is straight from their website. And how will people be conned? Who buys properties before they can see them?
these kind of projects are you buy the property before its constructed and you buy it cheaper now then when it is finished.

Titanium Adeer so if i bring some white people the Skinnies will handover cash ? Adeer see you soon ! I got all kinds of white friends who are eager to travel to Africa and are very eloquent.


Shirkad Somali ah iyo Shirkad Koonfur Afrikaan ah oo Maanta kala saxiixday Heshiis lagu dhisayo Deegaanno Cusub (SAWIRRO)
Shirkadda Jarzeera State oo ah shirkad Soomaaliyeed iyo shirkad laga leeyahay dalka Koonfur Afrika ayaa maanta ku kala saxiixday Muqdisho heshiis cusub oo aan horay dalka u soo marin, kaasoo ah in labada shirkadood ay iska kaashadaan dhismaha deegaannno cusub oo laga hirgelinayo Soomaaliya.
Heshiiskan oo saxiixiisu uu ka dhacay xarunta Rugta ganacsiga Soomaaliyeed ayaa waxaa goobjoog ka ahaa mas’uuliyiinta rugta, waxaana mashruucan ku tilmaameen mid taariikhi ah oo aan horay dalkeena looga hirgelin.
“Maanta waxaa xarunta rugta ganacsiga lagu kala saxiixday heshiis taariikhi ah oo noociisa oo kale aan horay looga hirgelin dalka, waana tallaabo horay loo qaaday,” ayuu yiri agaasimaha Rugta Ganacsiga Soomaliyeed, Cabdi Abishir Dhoore oo saxiixa kaddib hadlay.
Agaasimaha ayaa sheegay in Rugta ay ballaanqaadayso sidii ay ugu dadaali lahayd sidii dalka loo maal-gashan lahaa, ganacsatada Soomaaliyeedna ay u noqon lahaayeen kuwii billaabi lahaa maalgashiga noocan oo kale ah.Waa mashruuc casri ah oo si ilbaxnimo iyo aqoon ku saleysan; waana mid ku saasan sidii loo maamuli lahaa lanaashaha dhulka, guryaha dadku gadan doono iyo marka ay iska sii gadayaan mustaqbalka haddii laga maarmi waayo,” ayuu Cabdi Abshir oo sharraxaad ka bixinayay qaabka mashruucan loo hirgelinayo.
Mashruucan oo ah mid lagu hirgelinayo guryo cusub oo deegaan ah oo laga dhisi doono duleedka Muqdisho, waxaana ku bixi doona lacag gaaraysa 50-Miliyan oo doollarka Mareykanka ah. tuulada yar ee la dhisi doono ayaa 3-km kaga beegnaan doonta Muqdisho dhinaca xeebta Jaziira, iyadoo tuuladan loo dhameystiri doono wax walba oo loo baahan yahahy.
Deegaankan cusub ayaa waaxa laga dhisi doonaa dhowr kun oo guri, jidad, iskuullo, jardiinoooyin, hoolalka wax laga gato, gargaarka deg-dega ah, saldhig booliis, garoomada cayaaraha kala duwan IWM.
Maxamed Xaaji Xuseen, Hiiraan Online
http://www.hiiraan.com/news/2013/Nov/wa ... -43928.htm