Page 1 of 1

The largest oil depot in the Horn under construction in XAMAR

Posted: Mon May 11, 2015 8:30 am
by anzeloti
Mashruuca keydka shidaalka ee ugu weyn bariga Africa oo ka socda MUQDISHO
waxaa gebo gebo ku dhow dhismaha mashuuraca labaad ee keydka shidaalka ee ugu weyn bariga qaaradda Afrika, oo laga hir-gelinayo magaalada Muqdisho ee caasimadda Soomaaliya.

Mashruucan, oo dhismihiisu socdo muddo saddex sano ah, ayaa waxaa maal-gelinaya ganacsato reer Muqdisho ah, waana astaan kale oo ku tusyesa horumarka ka socda Muqdisho.

Keydkan shidaal ayaa yeelan doono deked u gaar ah oo ay kusoo xirtaan maraakiibta shidaalka sida.

Image
Image
Image
Image
Image
Image
Image


:blessed: :wow:

Re: The largest oil depot in the Horn under construction in XAMAR

Posted: Mon May 11, 2015 8:50 am
by anzeloti
Image

Image

Image

Image
Image
Image

Re: The largest oil depot in the Horn under construction in XAMAR

Posted: Mon May 11, 2015 2:20 pm
by xiimaaya
Wooow

Re: The largest oil depot in the Horn under construction in XAMAR

Posted: Mon May 11, 2015 2:47 pm
by Prlnce
I love seeing pictures like this. It's amazing at consistent and continuous speed things are getting done at. More positive post like this instead of the excessive complaining.

Image

Re: The largest oil depot in the Horn under construction in XAMAR

Posted: Fri May 22, 2015 6:58 pm
by solidworks
mashalah nabad nabad nabad