Abgaal and Garre Fight In Qooryooley
Posted: Tue Jan 12, 2016 10:04 am
by Strategic
The fighting started when local checkpoint manned by local abgaal security was attacked by garre,apparantly buraale-harti was showing off new vehicles donated,reinforcement came from nearby abgaal towns like furuqleey,doon buraale,farxaane,buufow cosobleey.the situation is calm now.
Re: Abgaal and Garre Fight In Qooryooley
Posted: Tue Jan 12, 2016 10:11 am
by Strategic
WD Muqdisho)Dagaalka ayaa waxaa uu u dhaxeyaa beelaha Abgaal iyo Gare ee Degmada qoryoolay wadadega waxaana dagaalkaas uu bilowday shalay galabtii waxaana dadka Degmada ay sheegayaan in dhimashada ay Gaadhay 3 dax qof oo labada dhinac ah.
Shalay waxaa dagaalka ku dhintay 2 qof maanta hal qof sida ay sheegayaan dadka deegaanka oo weheldoon lahadlay.
Waxaa lagu soo waramayaa in ciidamada dowlada soomaliya ay la kala safteen dagaalka ciidanka Militariga ee ku sugan shabeelada hoose.
Waxaana la isku haystaa dhul beereed ku yaala degmada iyo nawaaxigeeda sida aan xogta ku helnay.
Waxaa weheldoon lahadlay mid ka mid ah shacabka ku nool Degmada qoryooley waxaana uu ka hadlayaa in xaalada degmada ay cakiran tahay oo markasta lafilan karo dagaal hadana magaalada gudaheeda la isku hor fadhiyo.