60 year old gets scholarship
Posted: Thu Jul 21, 2016 2:42 pm
July 21 (Jowhar)— Jaamacada Somaville ee magaalada Muqdisho ayaa deeq waxbarasho Jaamacadeed siisay Axmed Maxamed Cali oo ah muwaadin Soomaaliyeed oo lixdan sano jir ah kana mid ahaa ardaydii u fariisatay imtixaanka shahaadiga ee dugsiyada sare ee dalka.

