Page 1 of 1

Heavy British Delegation in the capital

Posted: Tue Aug 02, 2016 3:30 pm
by Strategic
Xasan Sheekh Maxamuud Madaxweynaha Dowladda Soomaaliya iyo Wasiirka Dowladda Ingariiska u qaabilsan Afrika iyo Bariga Dhex Tobias Ellwood ayaa ka wada hadlay arrimo ay ka mid yihiin aminga, siyaasadda iyo maal-gashiga dalka Soomaaliya.
Madaxweynaha Soomaaliya ayaa ka guddoomay Wasiirka Tobias Ellwood dhambaal uga yimid Ra’iisul Wasaaraha cusub ee dalka Ingariiska. Dhambaalka ayey Ra’iisul Wasaaraha cusub ee Ingariiska ku caddeysay sida ay uga go’an tahay xoojinta xirriirka ka dhaxeeya labada dal iyo kor-dhinta tageeradda ay dowladda Inagriska ku bixiso Dowladda Soomaaliya.

Image
Image
Image

cambuulo is cooking :ehh:

Re: Heavy British Delegation in the capital

Posted: Tue Aug 02, 2016 8:11 pm
by Strategic
Image