Waxaan ahay nin dhalin yaro ah, oo jooga waqooyiga Europe, waxaan ahay HIV+ Waxaanan codsanayaa gabadh soomaaliyeed, oo ila mid ah. Diinta, dabciga Iyo akhlaaq wanaagsan leh, fadlan Ila soo xidhiidh.
Mahadsanid
Moderators: Moderators, Junior Moderators, Islam mods
Return to “Health - AIDS Awareness”
Users browsing this forum: No registered users and 5 guests