another setback for culusow
Posted: Sat May 18, 2013 12:01 pm
shalay ayuu culusow isku day uu ku doonayay in uu wafdigii xaqiiqa raadinta ee IGAD ku marin habaabiyo fashil ku dhamaaday.
kadib markii uu soo uruuriyay odayaal ka kooban.( murusade,abgaal iyo habargidir) si ay ula kulmaan gudiga IGAD ayagoo matalaya odayaasha kasoo jeeda jubooyinka diidana magacaabida axmed madoobe. wuxuu kaloo ku wargaliyay askari AMISOM ah oo albaabka waardiye ka ahaa in xildhibaan xidig uu soo gali karin shirka.
xildhibaan xidig ayaa yimid goobta shirka ka socday iyadoo loo diiday inuu gudaha u galo, dood dheer ka dib gacan ka hadal ayay isu badashay arintii, buuqii ayaa waxaa ku soo baxay
wafdigii igad iyadoo hagaamiyihii wafdiga maxbuub uu markiiba gartay xildhibaanka, wuxuu u sheegay askarigii in xildhibaanka uu ka soo jeedo jubooyinka dadka ay arinta khusayso uu ka midyahay lana sii daayo.
xidig markii uu gudaha galay ayuu makrafoonka qaatay afkana furtay( wax jubaland matalo ma joogaan halkaan dadkaan waa mooriyaan dowladna ma matalaan)
wafdigii igad waxay dalbadeen recording in lagu sameeyo dadka meesha joogo oo ay waraysteen. dhamaana waxaa laga qaaday video. to verify qabiilda ay sheegteen iyo in ay dowlada xil u hayaan.
they will take the evidence to IGAD