Welcome to SomaliNet Forums, a friendly and gigantic Somali centric active community. Login to hide this block

You are currently viewing this page as a guest. By joining our community you will have the ability to post topics, ask questions, educate others, use the advanced search, subscribe to threads and access many, many other features. Registration is quick, simple and absolutely free. Join SomaliNet forums today! Please note that registered members with over 50 posts see no ads whatsoever! Are you new to SomaliNet? These forums with millions of posts are just one section of a much larger site. Just visit the front page and use the top links to explore deep into SomaliNet oasis, Somali singles, Somali business directory, Somali job bank and much more. Click here to login. If you need to reset your password, click here. If you have any problems with the registration process or your account login, please contact us.

Update on the Djiboutian /Eri crisis

Somali government affairs.

Moderator: Moderators

OUR SPONSOR: LOGIN TO HIDE
User avatar
SahanGalbeed
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 19032
Joined: Mon Dec 31, 2007 5:48 pm
Location: Arabsiyo ,Somaliland

Re: Update on the Djiboutian /Eri crisis

Postby SahanGalbeed » Wed Jun 11, 2008 1:25 pm

Haddaba AW, ka jawaabi kari maysidee anigaa kuu sheegaya waxa sabab u ah , labadaa inconsitent positions eed qbsatay oo marna aad u tidhi Ethiopa yaana Ogadenka loo dhiibin , laakin Eritrea Jabuti ha layso .
Sababtu waxa weeye somalinimadu adiga kaa dhab ma'aha , ee dhuuntu Alle ku riday .
Ogadeenka aad u yeedhanaysaan ee Galmudug inoo ku kaalaya tidhadeen , majeeertanka ku dila ayaad is leedihin <--calamatul Ibleys No1 :lol:
Eritreanka aad kolba maalin u sacab tumayso waxa sababtay Ina caydid oo Asmara u orday isagoo markiisi hore TFG-da ku jiray :lol:

User avatar
Hyperactive
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 34541
Joined: Fri Feb 09, 2007 7:36 am
Location: "Some people are so poor, all they have is money."

Re: Update on the Djiboutian /Eri crisis

Postby Hyperactive » Wed Jun 11, 2008 1:27 pm

adeer sahan this so sad
wa only dulka somalia o horta ah ba hada amhaaro/eri iyo wah la mid ah o aga jogleyn?
adeer tan wa mid laga dinto
jihadka gal aniguna dantana ayan kogu tageraya illen laba qawan wahba iskoma tari karto.lol

User avatar
AbdiWahab252
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 56703
Joined: Mon Jul 14, 2003 7:00 pm
Location: Unity. Strength. Capital.

Re: Update on the Djiboutian /Eri crisis

Postby AbdiWahab252 » Wed Jun 11, 2008 1:28 pm

Sahan,

Stop switching subjects and answer my question regarding Djibouti's position.

Why should I have sympathy for Djibouti, a nation that hosts the enemy forces of Somalia that bomb and kill Somalis ?

User avatar
new-york23
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 2446
Joined: Wed Feb 14, 2007 12:50 am
Location: OGADENIA-jubbaland-NFD

Re: Update on the Djiboutian /Eri crisis

Postby new-york23 » Wed Jun 11, 2008 1:29 pm

The_Emperior5 wrote:cadaadoo iyo galmduug maxa yaal patriot dee anaga ku dhiibii haa uu baqan
Before you know trainkii tigrayga ayaan ku saarraya :lol:

war ielln kii barida idaha dhuuqi jiray baa wali nool..waryee 10 kaad dhiibtay 55 idoor dhabcayuun baa u dhimatay,1,623 gawaari baad ku beeshay :mrgreen: waxaan ku leyahay kaad aragtay dhiib walee you have my support becouse they shouldnt be there but know that for each one 10 dhabcayuuns will suffer :D

User avatar
SahanGalbeed
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 19032
Joined: Mon Dec 31, 2007 5:48 pm
Location: Arabsiyo ,Somaliland

Re: Update on the Djiboutian /Eri crisis

Postby SahanGalbeed » Wed Jun 11, 2008 1:31 pm

Muj Hyper khayr Alle ha ku siiyo adeer e , waxani wax iska arrin gaaban. Eritreanku waa iska aqli injirley , way sidata ee ha u joojin .
Al Shabaab oo Somaliya laga tirtiro ba igaga daran .
AW , markaa hadal ka hadaan ku soo xidho , Jabuuti wax taageero o ay kaa rabto haddad HG tahay ma jirto , ee Eritreanka uun ha inoo ga soo dhex bixin aya lagu yidhi

User avatar
AbdiWahab252
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 56703
Joined: Mon Jul 14, 2003 7:00 pm
Location: Unity. Strength. Capital.

Re: Update on the Djiboutian /Eri crisis

Postby AbdiWahab252 » Wed Jun 11, 2008 1:39 pm

Saxan,

Djibouti dhiibka ha naga dhafto.

Djibouti = Host to the enemies of Somalia :down:

Eritrea = Host of the Freedom Fighters: ARS & ONLF !

User avatar
SahanGalbeed
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 19032
Joined: Mon Dec 31, 2007 5:48 pm
Location: Arabsiyo ,Somaliland

Re: Update on the Djiboutian /Eri crisis

Postby SahanGalbeed » Wed Jun 11, 2008 1:40 pm

Mid baan kugu daraya intaana ka bixin .
Jabuuti heeshis bay la gashay Maraykanka .Waxay ku tidhi " Haddad dilaysaan Al Qaeda , waa okay , anagu se' wax kale ma ogolin!"
2 times bay dayurado maryakan ah Jabuti ka soo kaceen oo lagu dilay muslimin.
1st waxa ahayd predator Yemen ku dilay nin Al Qaeda ah .
2 waxay ahayd dayuuradihii garaacay Ras Kamboni. Markii Maraykanku ku fashilmay arrinta oo la ogaday in reer miyi Ogadeen ah ku dhintay meesha , Jabuuti way ka cadhootay , kuna cambaaraysay maraykanka., kana mamnuucday
Kenya iyo off shore platforms {submarine, aircraft carrier ect,,ect..} ayay ka soo baxan waxan dambe , BEENTAN aad la dhex roorayso meesha kala tag waryee daciif !

User avatar
The_Emperior5
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 50031
Joined: Fri Jan 05, 2007 4:45 pm
Location: Suldaanka Guud beelaha reer Sheikh isxaaq Bani Axmed Bani Hashiim. In the republic of Soliziland
Contact:

Re: Update on the Djiboutian /Eri crisis

Postby The_Emperior5 » Wed Jun 11, 2008 1:43 pm

may is weysiiday why Eritrea hosting the ars and o n l f wa Ethiopia ku xume ku jiqq sii wax kalle mah siyaasadoodu wa siyaasad dhiilo iyo hinaasii wa Ethiopia ku xume uun bariitoole ba way kuu tuurren Eritrea hadaay joogan ars maxay ku soo kordhiyeen labbo shariif uu Eritrea joogaan what can they do for Somalia iyo mogadisho waleh Eritreanka ma idin kala jecla

User avatar
The_Emperior5
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 50031
Joined: Fri Jan 05, 2007 4:45 pm
Location: Suldaanka Guud beelaha reer Sheikh isxaaq Bani Axmed Bani Hashiim. In the republic of Soliziland
Contact:

Re: Update on the Djiboutian /Eri crisis

Postby The_Emperior5 » Wed Jun 11, 2008 1:45 pm

new-york23 wrote:
The_Emperior5 wrote:cadaadoo iyo galmduug maxa yaal patriot dee anaga ku dhiibii haa uu baqan
Before you know trainkii tigrayga ayaan ku saarraya :lol:

war ielln kii barida idaha dhuuqi jiray baa wali nool..waryee 10 kaad dhiibtay 55 idoor dhabcayuun baa u dhimatay,1,623 gawaari baad ku beeshay :mrgreen: waxaan ku leyahay kaad aragtay dhiib walee you have my support becouse they shouldnt be there but know that for each one 10 dhabcayuuns will suffer :D

adeer adigu caqli ma lihiid gawadhida haad gubbeysiid maad isticmaashiid adigu iidoorka diishiid waxba kuma heshiid :lol:
laakin anigu ogadenku is my export product Number one walugu iibiya lacag baddan na waan ku hella
Laakin meel walba marka la idinka dhibo thats the day i celebrate puntland started and soon xammar na walaga dhoofiin :lol:

Cilmiile
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 3722
Joined: Mon Apr 30, 2001 7:00 pm
Location: Dabkeenaa bakhtiya roobna waa ina dul joogaaye

Re: Update on the Djiboutian /Eri crisis

Postby Cilmiile » Wed Jun 11, 2008 2:11 pm

SahanGalbeed wrote:Haddaba AW, ka jawaabi kari maysidee anigaa kuu sheegaya waxa sabab u ah , labadaa inconsitent positions eed qbsatay oo marna aad u tidhi Ethiopa yaana Ogadenka loo dhiibin , laakin Eritrea Jabuti ha layso .
Sababtu waxa weeye somalinimadu adiga kaa dhab ma'aha , ee dhuuntu Alle ku riday .
Ogadeenka aad u yeedhanaysaan ee Galmudug inoo ku kaalaya tidhadeen , majeeertanka ku dila ayaad is leedihin <--calamatul Ibleys No1 :lol:
Eritreanka aad kolba maalin u sacab tumayso waxa sababtay Ina caydid oo Asmara u orday isagoo markiisi hore TFG-da ku jiray :lol:

Ogaadeenku waa dad soomaaliyeed oo Jihaad ku weyraxay.

Jabuuti waa Faransiis madow.

User avatar
AbdiWahab252
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 56703
Joined: Mon Jul 14, 2003 7:00 pm
Location: Unity. Strength. Capital.

Re: Update on the Djiboutian /Eri crisis

Postby AbdiWahab252 » Wed Jun 11, 2008 2:12 pm

SahanGalbeed wrote:Mid baan kugu daraya intaana ka bixin .
Jabuuti heeshis bay la gashay Maraykanka .Waxay ku tidhi " Haddad dilaysaan Al Qaeda , waa okay , anagu se' wax kale ma ogolin!"
2 times bay dayurado maryakan ah Jabuti ka soo kaceen oo lagu dilay muslimin.
1st waxa ahayd predator Yemen ku dilay nin Al Qaeda ah .
2 waxay ahayd dayuuradihii garaacay Ras Kamboni. Markii Maraykanku ku fashilmay arrinta oo la ogaday in reer miyi Ogadeen ah ku dhintay meesha , Jabuuti way ka cadhootay , kuna cambaaraysay maraykanka., kana mamnuucday
Kenya iyo off shore platforms {submarine, aircraft carrier ect,,ect..} ayay ka soo baxan waxan dambe , BEENTAN aad la dhex roorayso meesha kala tag waryee daciif !

:lol: :lol: :lol: :lol: :lol: :lol: :lol:

What bullshiid !

User avatar
new-york23
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 2446
Joined: Wed Feb 14, 2007 12:50 am
Location: OGADENIA-jubbaland-NFD

Re: Update on the Djiboutian /Eri crisis

Postby new-york23 » Wed Jun 11, 2008 2:12 pm

The_Emperior5 wrote:
new-york23 wrote:
The_Emperior5 wrote:cadaadoo iyo galmduug maxa yaal patriot dee anaga ku dhiibii haa uu baqan
Before you know trainkii tigrayga ayaan ku saarraya :lol:

war ielln kii barida idaha dhuuqi jiray baa wali nool..waryee 10 kaad dhiibtay 55 idoor dhabcayuun baa u dhimatay,1,623 gawaari baad ku beeshay :mrgreen: waxaan ku leyahay kaad aragtay dhiib walee you have my support becouse they shouldnt be there but know that for each one 10 dhabcayuuns will suffer :D

adeer adigu caqli ma lihiid gawadhida haad gubbeysiid maad isticmaashiid adigu iidoorka diishiid waxba kuma heshiid :lol:
laakin anigu ogadenku is my export product Number one walugu iibiya lacag baddan na waan ku hella
Laakin meel walba marka la idinka dhibo thats the day i celebrate puntland started and soon xammar na walaga dhoofiin :lol:

war ha is hafrin adiga riyaale baa ku heysta maskiinyahoow,maanta riyaale waxuu gaaray inuu yiraahdo snm lama xusi karo you think we dont know? :mrgreen: mida kale bal inaad doqon dhabcayuun tahay ma is weydiisay what would a gurrilla movement do with cars when the whole point is to move quietly on the creep? caku dhabcayuun mijin qaad helay waa majnuun is hilmaamay :lol: ninki ogaden ee hargeysa taga in la dhiibo anaa raali ka ah sawabtoo ah maxaa geeyey.but i said before i still have the first 55 dhabcayuuns that i captured wax xiniinyo leh oo soo doonta ma arag :mrgreen:

User avatar
The_Emperior5
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 50031
Joined: Fri Jan 05, 2007 4:45 pm
Location: Suldaanka Guud beelaha reer Sheikh isxaaq Bani Axmed Bani Hashiim. In the republic of Soliziland
Contact:

Re: Update on the Djiboutian /Eri crisis

Postby The_Emperior5 » Wed Jun 11, 2008 2:15 pm

Cilmile Cabdilahi yusuf na waan tageerraya because of qabil iyo tigraygu watto Ogaden na qabil baan ku tageeraya , mar uun baa la isku dhacayaa Jebertiga uuun baa siyaasaada noocaaas ciyaarra

RebelLion
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 2259
Joined: Mon Apr 14, 2008 3:33 pm

Re: Update on the Djiboutian /Eri crisis

Postby RebelLion » Wed Jun 11, 2008 2:17 pm

The_Emperior5 wrote:
new-york23 wrote:
The_Emperior5 wrote:cadaadoo iyo galmduug maxa yaal patriot dee anaga ku dhiibii haa uu baqan
Before you know trainkii tigrayga ayaan ku saarraya :lol:

war ielln kii barida idaha dhuuqi jiray baa wali nool..waryee 10 kaad dhiibtay 55 idoor dhabcayuun baa u dhimatay,1,623 gawaari baad ku beeshay :mrgreen: waxaan ku leyahay kaad aragtay dhiib walee you have my support becouse they shouldnt be there but know that for each one 10 dhabcayuuns will suffer :D

adeer adigu caqli ma lihiid gawadhida haad gubbeysiid maad isticmaashiid adigu iidoorka diishiid waxba kuma heshiid :lol:
laakin anigu ogadenku is my export product Number one walugu iibiya lacag baddan na waan ku hella
Laakin meel walba marka la idinka dhibo thats the day i celebrate puntland started and soon xammar na walaga dhoofiin :lol:

:lol: :lol: This guy is joker.

Cilmiile
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 3722
Joined: Mon Apr 30, 2001 7:00 pm
Location: Dabkeenaa bakhtiya roobna waa ina dul joogaaye

Re: Update on the Djiboutian /Eri crisis

Postby Cilmiile » Wed Jun 11, 2008 2:19 pm

The_Emperior5 wrote:Cilmile Cabdilahi yusuf na waan tageerraya because of qabil iyo tigraygu watto Ogaden na qabil baan ku tageeraya , mar uun baa la isku dhacayaa Jebertiga uuun baa siyaasaada noocaaas ciyaarra

What do u have against Cabdilaahi Yuusuf and Ogaadeen?

Bal noo ma naga dhaadhicin kartaa waxay kuu geysteen ee aad cadaawad ugu qaadday?

OUR SPONSOR: LOGIN TO HIDE

Hello, Has your question been answered on this page? We hope yes. If not, you can start a new thread and post your question(s). It is free to join. You can also search our over a million pages (just scroll up and use our site-wide search box) or browse the forums.

  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Politics - Somali Government”

Who is online

Users browsing this forum: No registered users and 2 guests