Welcome to SomaliNet Forums, a friendly and gigantic Somali centric active community. Login to hide this block

You are currently viewing this page as a guest. By joining our community you will have the ability to post topics, ask questions, educate others, use the advanced search, subscribe to threads and access many, many other features. Registration is quick, simple and absolutely free. Join SomaliNet forums today! Please note that registered members with over 50 posts see no ads whatsoever! Are you new to SomaliNet? These forums with millions of posts are just one section of a much larger site. Just visit the front page and use the top links to explore deep into SomaliNet oasis, Somali singles, Somali business directory, Somali job bank and much more. Click here to login. If you need to reset your password, click here. If you have any problems with the registration process or your account login, please contact us.

Ethiopian Is dhiibay

Somali government affairs.

Moderator: Moderators

OUR SPONSOR: LOGIN TO HIDE
Xamud.
Posts: 11173
Joined: Sun Mar 11, 2007 11:13 am
Location: Halabokhad,Mudug. Bunlayn

Re: Ethiopian Is dhiibay

Postby Xamud. » Wed Jun 11, 2008 1:56 pm

xidigow wrote:
Xamud. wrote:
AbdiWahab252 wrote:lol:

Waxaa ka sii daran, reer Xirsi (cumar maxamud) ciidan ah ayaa isa soo dhiibay caaway. Odey cabdullahi waa ku jaran tahay cawada.



Adeer Xidigow,

Ya maxbuus uu yihiin ? Al Hutuban mise kuwa gaardhere ?


Alla been badana! Reer Xiris Markay is dhibayan maxaad moday? Abdulahi Yusuf weey ka so hor jeedan laakin they have their own agenda! it has nothing too do with whats going on in Xamer. Reer Xirsi waa dad reer magaal Oo Mudug iyo Nugaal dago maxaa xamer geyey. Adeer MJ_Pride baad wax ka sheegeysa laakin adiga walle iyo Billa ka cantarabaqash badan williba qabiliste weyn baad tahay ee hakugu tagnato.[/quote]


Xaamudow,

Adeer Anigu wixii wiilshan yar yari ii sheegteen baan idiin sheegay. Waa runtaa in Reer Xirsi ay Cabdullahi ka soo hor jeedaan , balse waa ila joogaan caawa.
Hadaan Qabiileyste ahayna, adeer dee caawa gurigeya kuma bariyeen oo uma balaqaadeen inaa Gaalkacyo u dhoofin doono. Marka bahasha iska yaree. Mise Zakiriya ayaad adigu la xanaaqsantahay oo heshiiska ayaad adna ka soo horjeedaa?[/quote]


Saxiib Gaalkacyada aad sheegeysid waan wada dagnaa waan isla ognahay xalkeda markaas waxba ha isku mawelin waxan jirin kow dheh. Ninka aay u darantahay haadi dagaal ka qarxo Gaalkacyo waa la ogyahay. Last time ila iyo Hobyo baan tagnay heedhe, biircun waa laysla yahay. Zakariyaha aad sheegeysid adigu wax kula yahay! Ciidu u hadlo baa iska yar waa calooshi u shaqeysto! Sheikh Shariif baan boqol jeer ka dooran laha walle iyo bille. Shirka waa lagu guuleystay oo Alshabab in cagahodo dhulka laga qado baa laysku wada racay.

RebelLion
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 2259
Joined: Mon Apr 14, 2008 3:33 pm

Re: Ethiopian Is dhiibay

Postby RebelLion » Wed Jun 11, 2008 1:59 pm

xidigow wrote:
RebelLion wrote:Wallahi, look at this two hutu's and their delusions of grandeur. There is a reason why most somali's and even the international community consider your kind sub human.

Fortunately, there are a few people of your kind who allah(swt) has blessed with a mind namely Sheik Sharif and he will be working with the Somali president Abdullahi Yusuf to rebuild Somalia. Aweys and co need to be locked up in Gitmo.


rebellion,
I don't know how to respond to you! It seems you need a crash course for the Somali current affairs. Shiekh Sharif and cabdulahi Yusuf CAN'T read the same page of the Somali politics.

I would 100% agree with you if you say Hassan Dahir & Cabdulaahi are working together to create more obstacles for peace in Somalia.

Abdullahi & Hassan Dahir are in Coma because the prime minster has signed a deal with the 2 Sharifs.


If that's what you need to convince yourself, who am I to say otherwise? You think the prime minister can do anything without the blessing of the president? Anyways, hopefully the peace deal will work out for all involved.

User avatar
xidigow
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 2134
Joined: Wed Dec 31, 1969 7:00 pm
Location: Mogadishu

Re: Ethiopian Is dhiibay

Postby xidigow » Wed Jun 11, 2008 2:04 pm

Saxiib Gaalkacyada aad sheegeysid waan wada dagnaa waan isla ognahay xalkeda markaas waxba ha isku mawelin waxan jirin kow dheh. Ninka aay u darantahay haadi dagaal ka qarxo Gaalkacyo waa la ogyahay. Last time ila iyo Hobyo baan tagnay heedhe, biircun waa laysla yahay. Zakariyaha aad sheegeysid adigu wax kula yahay! Ciidu u hadlo baa iska yar waa calooshi u shaqeysto! Sheikh Shariif baan boqol jeer ka dooran laha walle iyo bille. Shirka waa lagu guuleystay oo Alshabab in cagahodo dhulka laga qado baa laysku wada racay.[/quote]
War ba adaa haya? Goormee Sacad iyo Xeri dirireen? Mise adaa dalacay?

User avatar
xidigow
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 2134
Joined: Wed Dec 31, 1969 7:00 pm
Location: Mogadishu

Re: Ethiopian Is dhiibay

Postby xidigow » Wed Jun 11, 2008 2:09 pm

RebelLion wrote:
xidigow wrote:
RebelLion wrote:Wallahi, look at this two hutu's and their delusions of grandeur. There is a reason why most somali's and even the international community consider your kind sub human.

Fortunately, there are a few people of your kind who allah(swt) has blessed with a mind namely Sheik Sharif and he will be working with the Somali president Abdullahi Yusuf to rebuild Somalia. Aweys and co need to be locked up in Gitmo.


rebellion,
I don't know how to respond to you! It seems you need a crash course for the Somali current affairs. Shiekh Sharif and cabdulahi Yusuf CAN'T read the same page of the Somali politics.

I would 100% agree with you if you say Hassan Dahir & Cabdulaahi are working together to create more obstacles for peace in Somalia.

Abdullahi & Hassan Dahir are in Coma because the prime minster has signed a deal with the 2 Sharifs.


If that's what you need to convince yourself, who am I to say otherwise? You think the prime minister can do anything without the blessing of the president? Anyways, hopefully the peace deal will work out for all involved.


It is a fact. AY never wanted to sign such a deal. Read all the news reports. But I assure you that the peace deal will hold.

Xamud.
Posts: 11173
Joined: Sun Mar 11, 2007 11:13 am
Location: Halabokhad,Mudug. Bunlayn

Re: Ethiopian Is dhiibay

Postby Xamud. » Wed Jun 11, 2008 2:11 pm

xidigow wrote:Saxiib Gaalkacyada aad sheegeysid waan wada dagnaa waan isla ognahay xalkeda markaas waxba ha isku mawelin waxan jirin kow dheh. Ninka aay u darantahay haadi dagaal ka qarxo Gaalkacyo waa la ogyahay. Last time ila iyo Hobyo baan tagnay heedhe, biircun waa laysla yahay. Zakariyaha aad sheegeysid adigu wax kula yahay! Ciidu u hadlo baa iska yar waa calooshi u shaqeysto! Sheikh Shariif baan boqol jeer ka dooran laha walle iyo bille. Shirka waa lagu guuleystay oo Alshabab in cagahodo dhulka laga qado baa laysku wada racay.

War ba adaa haya? Goormee Sacad iyo Xeri dirireen? Mise adaa dalacay?[/quote]


Maya meey Diririn ee waa lagu karbashay waan isla ognahay taas.. ma aniga dalacay? Anigu waliga Ciirkan joogay ee Ii bashaal.

User avatar
SahanGalbeed
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 19032
Joined: Mon Dec 31, 2007 5:48 pm
Location: Arabsiyo ,Somaliland

Re: Ethiopian Is dhiibay

Postby SahanGalbeed » Wed Jun 11, 2008 2:13 pm

Way qosol badan yihin nimankan Hawiye :lol:
War kaalaya ma Paltalk iyo Snet ayaa xidhiidh idin noqday hadda , meelihi kale miyaa la idin ka soo xidhay ?

User avatar
AbdiWahab252
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 56703
Joined: Mon Jul 14, 2003 7:00 pm
Location: Unity. Strength. Capital.

Re: Ethiopian Is dhiibay

Postby AbdiWahab252 » Wed Jun 11, 2008 2:15 pm

Xidigow,

Darood wa eey camal. Kuwa ugu yaryar ba uu kheelo badan.

User avatar
SahanGalbeed
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 19032
Joined: Mon Dec 31, 2007 5:48 pm
Location: Arabsiyo ,Somaliland

Re: Ethiopian Is dhiibay

Postby SahanGalbeed » Wed Jun 11, 2008 2:18 pm

Anigu beri horaan idiin sheegay , ciimamadahan , koofiyadahan iyo khamiis yadan dhaadheer , intaad iska yara dhigtan , majeerteen ayaynu ku socona inagu yidhada :lol:
Anaga ina ma siri kartaan , muslin iyo somali baynu isla nahay , garta na waa la idin kala qaadaya .

Waxaasee ii muuqata aniga , in haddad soo fadhistaan geedka aad idinku marka dambe isku uraysan :lol:

User avatar
AbdiWahab252
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 56703
Joined: Mon Jul 14, 2003 7:00 pm
Location: Unity. Strength. Capital.

Re: Ethiopian Is dhiibay

Postby AbdiWahab252 » Wed Jun 11, 2008 2:23 pm

Saxan,

What brings you into Walanweyne affairs ? Are u playing your Rer Abti now ?

User avatar
SahanGalbeed
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 19032
Joined: Mon Dec 31, 2007 5:48 pm
Location: Arabsiyo ,Somaliland

Re: Ethiopian Is dhiibay

Postby SahanGalbeed » Wed Jun 11, 2008 2:26 pm

AW nin iga da'weyn igana aqli yar , maxaynu isu sheegna.
Sidii ciyaalka kula hadli kari maayo , way la igu canaanan kara , haddan HG-ta awgaa ku dilo na , xaal ba i qabanaya :lol: , oo waa biri ma-gaydo suiji ah weeye waaxad inooga dhex baxday baa la ii odhanaya .

User avatar
xidigow
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 2134
Joined: Wed Dec 31, 1969 7:00 pm
Location: Mogadishu

Re: Ethiopian Is dhiibay

Postby xidigow » Wed Jun 11, 2008 2:40 pm

Xamud,
Caawa adeer waad iga qoslisay. Xer baa Sacad la tirsaneysa waa wax lagu qoslo. Adeer raga ku leh ee saldanada kuu haya ee Cumar Maxamud bal warso.

Sahan,
Halkee iga jirtaa horta adigu?

User avatar
SahanGalbeed
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 19032
Joined: Mon Dec 31, 2007 5:48 pm
Location: Arabsiyo ,Somaliland

Re: Ethiopian Is dhiibay

Postby SahanGalbeed » Wed Jun 11, 2008 2:58 pm

Maxaad ii waydinaysa xidgow?
Ma qabiil kan ahay baad sheegaysa ? nin Isaaq ah oo habar awal ah oo sacad muuse ah oo jibriil abokor ah baan ahay.
Mise maxaad u jeedaa baa leedahay?
Waxaan uu jeeda , kalmada iga cadhaysisay waxa weeye , sideed u tidhahda Somali baynu la heeshinay laakin majeertanka gen gabre baa iyaga usoo fadhistay shirkii oo matalayay .
Dadkanaad la soo heeshisay wa'ayo markaa ? armay wada xabashi aad somali moodeen wada noqdaan :lol:
bal taas inooga waran.

Xamud.
Posts: 11173
Joined: Sun Mar 11, 2007 11:13 am
Location: Halabokhad,Mudug. Bunlayn

Re: Ethiopian Is dhiibay

Postby Xamud. » Wed Jun 11, 2008 3:23 pm

Xidgow
Wallahi Billahi waa la wada Ogayhay In Hal Jiliib oo Leelkase ah aay idin Karbasheen In the late 80s! Waliba Marki aad Gaalkacyo gashen ciidi hilfaha idin qaday oo ciida idin cunsisay waa la yaqaano walle. Leelkase Midiyaha beey idinku siifeeysan jiren wax kale iska daa. Cumar Maxamud iyo Majerteen marna waa wada dagnaa marna waan is dhalnay kow dheh! haaday ay ii Guumeystan ama haadi kale kolbaa anaka isku hayb ah oo is xal og. Laakin adigu waa tii Hobyo lagu hastay oo kilo Timir ah ku shaqeyn jirey ee maxad sheegeysa? Abidkay layma gumeeysan..now can you say they same. teeda Kale Leelkase Maanta Gaalkacyo iyo Mudug iyo Bari Ilaa Kismayo Kor buu u kadinaya oo ciid gumeysato majirto laakin adigu gormaad gumeysiga ka bixii doonta?? Now you tell me who should be ashamed of debating with who?

Abdiwahab
Haadan yarahay xaga Raaganimadan ka weynahay Oday weyn oo 40 jir ah oo Darood ku so kaco oo ku seexdo baa tahay. Go Free yourself first then talk too me.

User avatar
xidigow
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 2134
Joined: Wed Dec 31, 1969 7:00 pm
Location: Mogadishu

Re: Ethiopian Is dhiibay

Postby xidigow » Wed Jun 11, 2008 3:31 pm

Sahan,
Waxa aadan u caroon, Jabuuti waxaa iskugu yimid 3 qaybood oo Somali ah.
1. Qolo dhiban (sharifyada ayaa matalayay)
2. Qolo lunsan (NuurCade group)
3. Qolo dhibwada (TFG mintidka ah)
Qoladan 3 waa raga AY way diideen heshiiska, markii dambana waxaa iyaga u saxiixay oo matalay Gabre madaama uu isagu abuuray jiritaankooda siyaasadeed awoodna u leeyahay kala dirkooda.
2 qaybood ee soo hartay ayaa heshiiska dhabta ah galay fulintiisana looga fadhiyaa. Xabashiga iyo raga uu matalaa waxey ahaayen kasoo qeybgalayaal khasbanaa oo aan fursad kale ama chance kale aan laheyn daawasho mooye.

User avatar
xidigow
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 2134
Joined: Wed Dec 31, 1969 7:00 pm
Location: Mogadishu

Re: Ethiopian Is dhiibay

Postby xidigow » Wed Jun 11, 2008 3:41 pm

Waryaa Xamuud adeer markan waad isku dhex yaacday. Cumar Maxamud haduu wada dhalasho iyo walaaltinimo kuu ogalyahay horta Duli Daarood kuuma bixiyeen kumana yiraahdeen waa sheegato daarood. Adiguna hadaad isku hubto, Galdogob ma aadan tiraahdeen Puntland ka mid ma ahan oo Galmudug aqoonsi kama barideen habeen iyo maalin. Marka ma wada murmi ama simni karnee laangaab daydayo.


OUR SPONSOR: LOGIN TO HIDE

Hello, Has your question been answered on this page? We hope yes. If not, you can start a new thread and post your question(s). It is free to join. You can also search our over a million pages (just scroll up and use our site-wide search box) or browse the forums.

  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Politics - Somali Government”

Who is online

Users browsing this forum: No registered users and 2 guests