Moderator: Moderators
Murax wrote:Golaha Wasiirada cusub ee Xukuumada Somalia oo lagu dhawaaqay
Ra'isal wasaaraha Soomaaliya ayaa goor dhaweyd ku dhawaaqay golaha wasiirada ee dowlada Soomaaliya kuwasoo ka kooban 36 wasaradood tasoo uu kaga dhawaaqay magaalada Jabuuti ee dalka Jabuuti.
Wasaaiarada lagu dhawaaqay ayaa haatan wali magacyadooda si rasmi ah loo helin lakiin waxaa ku jira ilaa 3 wasiir oo haween ah waxaana idiin soo gudbineynaa qaar ka mid ah wasiirada lagu dhawaaqay.
Wasiirka Qorsheynta Caraxmaan cabdi ShakuurWarsame
Wasiirka Arimaha Gudaha C/qaadir Cali Cumar
Wasiirka Tacliinta Sare Prof Ibrahim xasan caddow
Wasiirka Warfaafinta Farxaan
Wasiirka cadaalada Sh C/Raxmaan janaqooe Wasiirka cadaalada
Wasiirka Gaashaandhiga Proff Gaandi
Wasiirka Amniga Qaranka Cumar Xashi Aden
Wasiirka maaliyada Shariif Xasan Sheikh Adan
Wasiirka Arimaha dibadda Omaar
Wasiirka Caafimaadka Qamar Aadan Cali
Wasiirka Beeraha Xasan Maxamed Nuur Shaatid Gaduud
Wasiirka Horumarinta reer Miyiga Khadiijo Maxamed Diiriye
Wasiirka Haweenka iyo arrimaha qoyska Fowziyo Sheekh
Wasiirka Dekeda iyo gaadiidka badda Maxamed Ibraahim Xaabsade
Wasiirka Kaluumeysiga Prof. C/raxmaan Ibbi
Magaca wasiirada oo dhameystiran goor dhow la soco
All phones PAYG deals SIM free SIM only
Mareeg
My man Abdisalam is not named 




subeir123 wrote:Wasiirka Qorsheynta Caraxmaan cabdi Shakiir Warsame CEYR HABAR GIDIR
Wasiirka Arimaha Gudaha Cqaadir Cali Cumar SALEEBAAN HABAR GIDIR
Wasiirka Tacliinta Sare Prof Ibrahim Cadow SACAD HABARGIDIR
Wasiirka Warfaafinta Farxaan DUDUBLE HABAR GIDIR
Wasiirka cadaalada Sh C/Raxmaan janaqooe Wasiirka cadaalada KARINLE
Wasiirka Gaashaandhiga Proff Gaandi OGAADEEN
Wasiirka Amniga Qaranka Cumar Xashi Aden xawaadle
Wasiirka maaliyada Shariif Xasan Sheikh Adan Digil iyo Mirifle
Wasiirka Arimaha dibadda Omaar Dirta Waqooyi
![]()
My man Abdisalam is not named


[/quote]

HutuKing01 wrote:WTF WTF WTF WTF![]()
I dont see Nuur Cadde(xafiduhullah) nor Axmed abdisalaan(xafiduhullah).
Fattyboy listened to the plea of his uncle Ina yeey


subeir123 wrote:P.S. Can't believe Subeir started telling us their Qabils.![]()
![]()

Twisted_Logic wrote:subeir123 wrote:P.S. Can't believe Subeir started telling us their Qabils.![]()
![]()
Qabiil is what somali politics is about get use to it.![]()
Twisted
I think he is warsangeli

HutuKing01 wrote:WTF WTF WTF WTF![]()
I dont see Nuur Cadde(xafiduhullah) nor Axmed abdisalaan(xafiduhullah).
Fattyboy listened to the plea of his uncle Ina yeey


Return to “Politics - Somali Government”
Users browsing this forum: No registered users and 3 guests