Abgaal or the abgaal politicians don't hold grudge against any clan. they don't hate anybody.
But majerteen always conspire against you!
Moderator: Moderators


Air Canada wrote:Who's to blame 4 this? Yaa eedeeneysaan hada?
Fat boy or the president?
Voltage wrote:Air Canada wrote:Voltage
They invented a new post for Beesha Mareexan; waziirka dalxiiska iyo duur jooga![]()
Gobanimo laakiin, waa ku celisay adigoo dhahayo tii azz ka weyneed oo kula dhalatay dalxiis iyo duur joog hakuu noqoto
Afxuma acowdi bilaah.![]()
![]()
War heedhe Mudane Goonjeex waxaa la siiyey "Raysul Wasaare ku xigeen ahna Minister of Energy and Petroleum". Beesha Sade kama aysan xanaaqin jagadaas ee waxay ka xanaaqday in hal wasiir lasiiyey. Meeshi Mudulood laga siin hal wasiir, oo Habar Gidir loogu daray jagadi Abgaal siduu shiekh Shariif u qanciyo maadama Abdullahi Yususf uu bahdilay oo xiniinyaha ka siibay Habar Gidir, anagu waxaan istaahilnay in nala siiyo haday ugu yaraato laba wasiir.
Mareexaan maysan ka xanaaqin ashraaf baa wasiirka maaliyada lasiiyey ama saleebaan oo cadaado keliya dego baa wasiirka arrimaha gudaha lasiiyey ee beeshu waxay mudantahay Laba wasiir (midkoodna loogu daray raysul wasaare ku xigeen) iyo 4 wasiir ku-xigeen, iyo qayb libaax ah jagooyinka departmentka.
Sidaas ma dhacin marka anagu waa inaan tusno awoodeeno oo hal Dawlad inaan nahay, from Galgaduud to Gedo banaanax baa ka dhacayao, wasiirkayaga raali ahaada ayuu yiri, xildhibaaanadeenida way kasoo duulayaan meeshaas. Marka waxaad ogaataa dadna xilka lasiiyo baa sameeyso dadna ayagaa xilka sameeyo. Anagu dadku la sameeyo ma nihin ee waxaan nahay dadka xilka sameeyo![]()
![]()
Habar gidirta runtay taqaan
Mudane Goonjeex ayaa ka soo jeeda Beesha Sade oo la aaminsanyahay inay ka mid tahay Beelaha ugu waawayn dalka Soomaaliya islamarkaana aan looga Maarmi Masiirka dalka.
http://hornafrik.com/Newspage/1of2.htm
Astaan dawladnimana hadaad rabtid dhagayso shirka ee Mareexaanka maanta Djbouti ka dhigeen, starting 7:00
http://www.bbc.co.uk/mediaselector/chec ... m=1&nbwm=1

Return to “Politics - Somali Government”
Users browsing this forum: No registered users and 3 guests