Welcome to SomaliNet Forums, a friendly and gigantic Somali centric active community. Login to hide this block

You are currently viewing this page as a guest. By joining our community you will have the ability to post topics, ask questions, educate others, use the advanced search, subscribe to threads and access many, many other features. Registration is quick, simple and absolutely free. Join SomaliNet forums today! Please note that registered members with over 50 posts see no ads whatsoever! Are you new to SomaliNet? These forums with millions of posts are just one section of a much larger site. Just visit the front page and use the top links to explore deep into SomaliNet oasis, Somali singles, Somali business directory, Somali job bank and much more. Click here to login. If you need to reset your password, click here. If you have any problems with the registration process or your account login, please contact us.

Odayaasha Hawiye " Shiekh Sharif Don't piss off Mareexaan"

Somali government affairs.

Moderator: Moderators

OUR SPONSOR: LOGIN TO HIDE
User avatar
new-york24
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 2800
Joined: Tue Aug 19, 2008 2:00 am
Location: HAGARDAAMO GUMAYSI HALGAMAA WAX MA YEESHO

Re: Odayaasha Hawiye " Shiekh Sharif Don't piss off Mareexaan"

Postby new-york24 » Mon Feb 23, 2009 3:21 am

you never disapoint :lol:
i gave you good advice oo laabta kasoo go'day,take it with plesssure and do not look back :lol:

User avatar
Babygirl-
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 12897
Joined: Sat Aug 23, 2008 3:43 pm
Location: Khaatumite soil.

Re: Odayaasha Hawiye " Shiekh Sharif Don't piss off Mareexaan"

Postby Babygirl- » Mon Feb 23, 2009 3:22 am

Advo wrote:Too late for apologies.....the arrows have been released long time ago and damage done.

Beesha Sade Kindly request the head of the prime minister dead and alive and Dr. Tarzan tongue on a silver platter

or else Shiek Shariif government is on a critical condition.

Ikacay dhiigii Ikacay!!!

Ululululululululu........100x

:lol: :lol: :lol: :lol:

Goljano Lion
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 15340
Joined: Fri Jan 04, 2008 10:07 pm

Re: Odayaasha Hawiye " Shiekh Sharif Don't piss off Mareexaan"

Postby Goljano Lion » Mon Feb 23, 2009 3:24 am

new-york24 wrote:you never disapoint :lol:
i gave you good advice oo laabta kasoo go'day,take it with plesssure and do not look back :lol:

Nimankii Kurdish ahaa muxuu sheiekh shariif siiyey?

User avatar
new-york24
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 2800
Joined: Tue Aug 19, 2008 2:00 am
Location: HAGARDAAMO GUMAYSI HALGAMAA WAX MA YEESHO

Re: Odayaasha Hawiye " Shiekh Sharif Don't piss off Mareexaan"

Postby new-york24 » Mon Feb 23, 2009 3:36 am

Goljano Lion wrote:
new-york24 wrote:you never disapoint :lol:
i gave you good advice oo laabta kasoo go'day,take it with plesssure and do not look back :lol:

Nimankii Kurdish ahaa muxuu sheiekh shariif siiyey?

gol.

kurdishkan caarka dheer waa iska mucaraad,hadeey jago helaan ama qadaan makala jecla,ILEEN WAA KURDISHEE. :P

'Naftu inay maqnaatiyo inay, mahad ku noolaato

- Maaweelis weeyaan haddii, mid u dhexeeyaaye'

User avatar
Voltage
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 29187
Joined: Tue Oct 23, 2007 11:33 pm
Location: Sheikh Voltage ibn Guleid-Shire al-Garbaharawi, Oil Baron

Re: Odayaasha Hawiye " Shiekh Sharif Don't piss off Mareexaan"

Postby Voltage » Mon Feb 23, 2009 3:38 am

Axmed Diiriye:''‘Waa in dowladu ay si dhaqsa ah u qancisaa beesha Sade''

Afhayeenka golaha dhaqanka iyo Midnimada beelaha Hawiye ninka lagu magacaabo Nabadoon Axmed Diiriye Cali ayaa dowladda Sheekh Shariif Sheekh Axmed ugu baaqay in sid augu dhaqsaha badan ay u qancisaa beesha Sade Daarood oo gebi ahaanba ka soo horjeesatay aqoonsi ay siisa dowladaas kadib markii ay sheegtay in dowladdu ay tahay mid qabiili ah oo waxay doonto iska sameyso.

Nabadoonka oo xalay wareysi siinayey radio Shabelle ayaa nasiib darro ku tilmaamay in haatan dowladda midnimada qaran ay durbaba ka cawdaan beelaha Soomaaliyeed qaarkood, isagoo intaas ku daray in iyagu ay markii hore rajeynayeen in Somali oo idil ay dowladan taageer u heyso, balse iminka ay u cadaatay in uu jiro saluug ballaaran oo dowladda loo baahan yahay in ay wax ka qabataa.

''Waxaan haddii aan nahay beesha Hawiye ugu baaqeynaa madaxda dowladda sida madaxweynaha iyo ra'iisal wasaaraha in sida ugu dhaqsaha badan ay u qancisaa beesha Sade waayo beeshan waa beel Soomaaliyeed oo aanu is dhihi karno haddii la qanciyo arrimaha Somalia wax weyn bay ka tari kartaa, waana beel nabadda jecal sida noogu muuqato'', ayuu yri Axmed Diiriye Cali, afhayeenka odayaasha dhaqanka iyo midnimada beelaha Hawiye.

Arrintan ayaa ku soo beegantay xilli ay isa soo tareysa beelaha kale ee Soomaaliyeed ee durbaba mucaaradka ku noqday dowladda Shariifka oo si khaldan u maareysay habka qeybsiga golaha wasiiradda ee cusub sida beeluhu ay ku doodayaan badankood.

C/llaahi Axmed Culusow
Muqdisho/Somalia.

Goljano Lion
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 15340
Joined: Fri Jan 04, 2008 10:07 pm

Re: Odayaasha Hawiye " Shiekh Sharif Don't piss off Mareexaan"

Postby Goljano Lion » Mon Feb 23, 2009 3:44 am

Voltage wrote:Axmed Diiriye:''‘Waa in dowladu ay si dhaqsa ah u qancisaa beesha Sade''

Nabadoon Axmed Diiriye Cali

this dude is H-gidir and powerless ma waxaad wax ka sugaysaa kuwii uu Abdilahi yusuf u garaacay :lol:

User avatar
new-york24
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 2800
Joined: Tue Aug 19, 2008 2:00 am
Location: HAGARDAAMO GUMAYSI HALGAMAA WAX MA YEESHO

Re: Odayaasha Hawiye " Shiekh Sharif Don't piss off Mareexaan"

Postby new-york24 » Mon Feb 23, 2009 3:48 am

Voltage wrote:Axmed Diiriye:''‘Waa in dowladu ay si dhaqsa ah u qancisaa beesha Sade''

Afhayeenka golaha dhaqanka iyo Midnimada beelaha Hawiye ninka lagu magacaabo Nabadoon Axmed Diiriye Cali ayaa dowladda Sheekh Shariif Sheekh Axmed ugu baaqay in sid augu dhaqsaha badan ay u qancisaa beesha Sade Daarood oo gebi ahaanba ka soo horjeesatay aqoonsi ay siisa dowladaas kadib markii ay sheegtay in dowladdu ay tahay mid qabiili ah oo waxay doonto iska sameyso.

Nabadoonka oo xalay wareysi siinayey radio Shabelle ayaa nasiib darro ku tilmaamay in haatan dowladda midnimada qaran ay durbaba ka cawdaan beelaha Soomaaliyeed qaarkood, isagoo intaas ku daray in iyagu ay markii hore rajeynayeen in Somali oo idil ay dowladan taageer u heyso, balse iminka ay u cadaatay in uu jiro saluug ballaaran oo dowladda loo baahan yahay in ay wax ka qabataa.

''Waxaan haddii aan nahay beesha Hawiye ugu baaqeynaa madaxda dowladda sida madaxweynaha iyo ra'iisal wasaaraha in sida ugu dhaqsaha badan ay u qancisaa beesha Sade waayo beeshan waa beel Soomaaliyeed oo aanu is dhihi karno haddii la qanciyo arrimaha Somalia wax weyn bay ka tari kartaa, waana beel nabadda jecal sida noogu muuqato'', ayuu yri Axmed Diiriye Cali, afhayeenka odayaasha dhaqanka iyo midnimada beelaha Hawiye.

Arrintan ayaa ku soo beegantay xilli ay isa soo tareysa beelaha kale ee Soomaaliyeed ee durbaba mucaaradka ku noqday dowladda Shariifka oo si khaldan u maareysay habka qeybsiga golaha wasiiradda ee cusub sida beeluhu ay ku doodayaan badankood.

C/llaahi Axmed Culusow
Muqdisho/Somalia.

axmed diiriye the man that will make voltage's dreams come true :up:

User avatar
Voltage
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 29187
Joined: Tue Oct 23, 2007 11:33 pm
Location: Sheikh Voltage ibn Guleid-Shire al-Garbaharawi, Oil Baron

Re: Odayaasha Hawiye " Shiekh Sharif Don't piss off Mareexaan"

Postby Voltage » Mon Feb 23, 2009 4:03 am

New York inaad is aqoonsatid iyo inuu cadowgaada ku aqoonsado, inuu cadowgaada ku aqoonsadaan fiican..lakin adigu waad iga badisaay waa waxaad la xanuunsantahay all throughout this topic :lol: :lol:

Walle waa tan dawlad hadashay

http://allwariye.com/waraysiyoSomali/Is ... -02-22.mp3

User avatar
Warsan_Star_Muslimah
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 4574
Joined: Mon Apr 21, 2008 3:19 pm
Location: ''A Malyuun Bucks''

Re: Odayaasha Hawiye " Shiekh Sharif Don't piss off Mareexaan"

Postby Warsan_Star_Muslimah » Mon Feb 23, 2009 4:08 am

Advo wrote:Too late for apologies.....the arrows have been released long time ago and damage done.

Beesha Sade Kindly request the head of the prime minister dead and alive and Dr. Tarzan tongue on a silver platter

or else Shiek Shariif government is on a critical condition.

Ikacay dhiigii Ikacay!!!

Ululululululululu........100x

:lol: :lol: :lol: :lol: :lol: :lol: :lol: :lol: :lol: :lol:

Advo for wasiirka Superness 8-)

Salaam

Goljano Lion
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 15340
Joined: Fri Jan 04, 2008 10:07 pm

Re: Odayaasha Hawiye " Shiekh Sharif Don't piss off Mareexaan"

Postby Goljano Lion » Mon Feb 23, 2009 4:22 am

Voltage wrote:New York inaad is aqoonsatid iyo inuu cadowgaada ku aqoonsado, inuu cadowgaada ku aqoonsadaan fiican..lakin adigu waad iga badisaay waa waxaad la xanuunsantahay all throughout this topic :lol: :lol:

Walle waa tan dawlad hadashay

http://allwariye.com/waraysiyoSomali/Is ... -02-22.mp3

i love this guy :lol: :lol: :lol: wuxuu yidhi beeshi sade karaamo daro ayey ku rideen

User avatar
snoop12
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 4399
Joined: Sat Oct 11, 2008 7:13 am

Re: Odayaasha Hawiye " Shiekh Sharif Don't piss off Mareexaan"

Postby snoop12 » Mon Feb 23, 2009 4:29 am

Subject: Odayaasha Hawiye " Shiekh Sharif Don't piss off Mareexaan"

:shock:

90% of the post are by supposedly ogaden members :lol: get outa here :arrow:

either you are sheegato ogadens or you are ogaden with pure hatred for marexan, you decide :idea:

User avatar
new-york24
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 2800
Joined: Tue Aug 19, 2008 2:00 am
Location: HAGARDAAMO GUMAYSI HALGAMAA WAX MA YEESHO

Re: Odayaasha Hawiye " Shiekh Sharif Don't piss off Mareexaan"

Postby new-york24 » Mon Feb 23, 2009 4:31 am

Voltage wrote:New York inaad is aqoonsatid iyo inuu cadowgaada ku aqoonsado, inuu cadowgaada ku aqoonsadaan fiican..lakin adigu waad iga badisaay waa waxaad la xanuunsantahay all throughout this topic :lol: :lol:

Walle waa tan dawlad hadashay

http://allwariye.com/waraysiyoSomali/Is ... -02-22.mp3

voltage.

the thing is you start these half handed kaftan's by making silly comments,than you rereat to your safety net :lol:

ila qabso ind oo kaftanka kor inoogu qaad.

War duudkaaga ceeb saaran iyo, diilintiyo jaaha

Waxaaba kaaga duug roon adoo, meyd dafuufanahe :lol:

Inkasta ood difaacdo oo warmaha, lagu daaduunsho

Siday kuu damqaan nabaradaa, diifta kugu reebay :lol:

Isagab dilkaagaa u dhibiyo, dakaharadaadiiye

Baqaa door ah hay odhan Cabdiyoow, waa dameernimo e :lol:

User avatar
Voltage
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 29187
Joined: Tue Oct 23, 2007 11:33 pm
Location: Sheikh Voltage ibn Guleid-Shire al-Garbaharawi, Oil Baron

Re: Odayaasha Hawiye " Shiekh Sharif Don't piss off Mareexaan"

Postby Voltage » Mon Feb 23, 2009 4:36 am

sxb geeljire waxuu tiriyay 2009 lama dhagaysto, the only murti aan ka rabna geel jire waa qaan mareexaan waa qaaho kugu maqan...axmed diirayana waa saleebaan oo waa geeljirahi waxaas tiriyey :lol: :lol:

Ceeb na saaran anagu ma aragno, umad Dawlad ah baanu nahay and the whole world is a witness today :lol:

Dadna xilka ayaa sharaf siiyo, dadne ayagaa xilka sharaf siiyo...malaha haday dad jiraan oo xilku sameeyo anagu xilka ayaan sameenaa and that is what odayaasha Hawiye are recognizing for the world. taas weeyana mida ku dhibayso for some reason 8-)

User avatar
new-york24
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 2800
Joined: Tue Aug 19, 2008 2:00 am
Location: HAGARDAAMO GUMAYSI HALGAMAA WAX MA YEESHO

Re: Odayaasha Hawiye " Shiekh Sharif Don't piss off Mareexaan"

Postby new-york24 » Mon Feb 23, 2009 4:44 am

aga

war xilkan iyo waxaad tirineyso waa maxay?
i dont even reconise this paper gov,lakiin kaftanki waad yara qaloocisay ma is tiri :lol:

User avatar
Voltage
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 29187
Joined: Tue Oct 23, 2007 11:33 pm
Location: Sheikh Voltage ibn Guleid-Shire al-Garbaharawi, Oil Baron

Re: Odayaasha Hawiye " Shiekh Sharif Don't piss off Mareexaan"

Postby Voltage » Mon Feb 23, 2009 4:49 am

qalooc waxa ku biloowda qalooc ayuu ku dhamadaa...dib u gurasho samay oo is baar :P :lol: :lol:

OUR SPONSOR: LOGIN TO HIDE

Hello, Has your question been answered on this page? We hope yes. If not, you can start a new thread and post your question(s). It is free to join. You can also search our over a million pages (just scroll up and use our site-wide search box) or browse the forums.

  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Politics - Somali Government”

Who is online

Users browsing this forum: No registered users and 3 guests