Moderator: Moderators

new-york24 wrote:"Holding a news conference in Mogadishu today, Ras Kamboni Camp [Mujahidin] spokesman Barre Ali Barre told AMISOM [African Union Mission to Somalia] troops to hand over their weapons or leave the country. The Ras Kamboni Camp spokesman stated that they would not stop fighting, saying that the jihad would continue until Somalia was ruled by the Islamic shari'ah. A press statement released by Raas Kambooni Camp at the news conference was read out by Sadaq Muhammad Mursal (Abu Hamza) and it is as follows:"
theres only one out come,nimankan ineey dhulkoodi adaan ama la is dhangadeeyo.
Isn't he the same sheekh who said Sheikh Sharif is murtad?Murax wrote:"Sheekh Max'ed Cabdi Umal oo ka mid ah culumadii dhawaan go'aanada kasoo saaaray Muqdisho ayaa sheegay in dagaalada socda ay yihiin kuwo loogu bareeray in lagu dhibaateeyo shacabka, isla markaana aan ujeedo lahayn."

Abmn wrote:Isn't he the same sheekh who said Sheikh Sharif is murtad?Murax wrote:"Sheekh Max'ed Cabdi Umal oo ka mid ah culumadii dhawaan go'aanada kasoo saaaray Muqdisho ayaa sheegay in dagaalada socda ay yihiin kuwo loogu bareeray in lagu dhibaateeyo shacabka, isla markaana aan ujeedo lahayn."
Abmn wrote:Isn't he the same sheekh who said Sheikh Sharif is murtad?
Gudoomiyaha Hay’ada Culimada Soomaaliyeed, Sh Bashiir Axmed oo Maanta Muqdisho Shir Jaraa’id u qabtey Saxaafada qeybaheeda kale duwan ayaa ku baaqey in si deg deg ah loo joojiyo Dagaalada socda oo geystey khasaarooyin badan oo naf iyo maalba leh. Waxa kale oo uu sheegay in Hay’ada Culimada Soomaaliyeed ay dagaaladan dhaleeceyneyso, kuna baaqeyso wixii jira ee khilaafaad ah wada hadal lagu dhameeyo, intii khasaaraha Rayidka uu sii kordhi lahaa.


Advo wrote:Man, they take orders from Aweys, who is a power hungry individual


Return to “Politics - Somali Government”
Users browsing this forum: No registered users and 1 guest