Breaking news: Massive explosion targets the Interior Minister C/Qaadir Cali Cumar.
Wasiirka arimaha gudaha dowlada kmg Soomaaliya ayaa qarax miino waxaa lagula eegtay agaagaarka Suuqa Bakaaraha.
Qaraxani oo ahaa miinada meelaha fog fog laga hago ayaa waxaa lala eegtay xili wasiirka arimaha gudaha dowlada kmg Soomaaliya shiikh C/qaadir Cali Cumar uu lugeynayay meel ku dhow guriga uu ka dagan yahay agagaarka Suuqa Bakaarah,waxaana qaraxaasi ku geeriyoday mid ka mid ah xogheyntiisa.
Ilo wareedyo ku dhow dhow wasiirka ayaa waxaa ay shabelle u xaqiijiyeen in wasiirka uu qaraxaasi ka soo gaaray Dhaawac fudud,halka uu ku geeriyooday Xogheyntiisa.
Ma jiraan wax war ah oo ka soo baxay wasiirka arimaha gudaha iyo dowalada kmg intaba
------------------------------------------------------------------------------------
MOGADISHU, Somalia — A witness says a roadside bomb blast has injured Somalia's interior minister and killed one of his bodyguards.
Eyewitness Omar Abdi says the blast hit the car carrying Sheik Abdulkadir Ali Omar on Thursday morning in Mogadishu.
Abdi says the minister was slightly wounded in the leg. A second bodyguard and a bystander were also wounded. Nobody has claimed responsibility for the attack.
Before his appointment, Omar led an Islamist militia that fought Ethiopian troops who occupied Somalia until their withdrawal earlier this year. Somalia's new unity government has reached out to Islamists.
Somalia has not had a functioning government since clan-based militias overthrew a socialist dictator in 1991 and then turned on each other.



