Dameer Adde, if you remove your dameer goggles, You might see the lighte hoyadaa siiilka ka wase

Moderator: Moderators



BaasAbuur wrote::lol: Addow dhiig kar baa ku rideen. I feel as if Shiekh Sharif is bringing those IGAD soldiers to finish off Murasade and Habrgedir militias. It is all qabiil.

Addoow wrote:naclatulahi calaal munaafiqiin!!
wasnt afbiijo the one slapped by a dirty amxaaro general?? wasnt he resposible for the killing of thousands of innocent lives?? adeer,daaroodism is speaking.


KUUSH wrote:Following is shir jarid that sharif hold to day. instead of talking the curretn situation in somalia, Mugadisho fighting, galgaduud, Garowe, bay and bakol. and the fuuck up situation of country, he opted to talk only why Igad army are needed and osma bi ladin. the dude lost the little support i had for him. not only is he stooge, he is dump stooge. it's been almost three months he has not yet to speak directly with his dump people. at least af biijo had speech in nairobi after he was selected. which he says. i am willing to work with any one wheather it's those who work at night or day.
Madaxwayneha Dowlada Soomaaliya Shiikh Shariif Shiikh Axmed, ayaa sheegay in uu ka dalbaday dalalka Ugandha iyo Burundi in ay caawiyaan inta ay dowlada KMG ah ka gaareyso isku fil-naansho kadib shir Jaraa’id oo maanta uu ku qabtay Magaalada Muqdisho.
Shirkan jaraa’id ee uu maanta ku qabtay Magaalada Muqdisho Madaxwayneha dowladda KMG ah ee Soomaaliya ayaa wuxuu kaga hadlay arrimo dhowr ah gaar ahaan safarkii uu dhawaan ku tagay dhowr dal oo ku yaala Bartamaha iyo Barriga Afrika wuxuuna sheegay Madaxwayne shariif in dalalkaasi uu kala hadlay sidii loo taageeri lahaa dowladda cusub ee Soomaaliya islamarkaana gacan looga gaysan lahaa dib u dhiska dalka Soomaaliya.
“Waxaad la socotiin Ciidamada Amisom waxay ka mid ahaayeen heshiiskii lagu saxiixay Jabuuti marka annagu waxaan u gudbinay qorshaha dowladda in ay ciidan dhisto dadka ka soo horjeedana ay la heshiiso si looga maarmo Ciidamada shisheeye iyaguna ay gacan naga siiyaan waana ay naga aqbaleen.
wixii tababaro ah oo ay noo sameyn karaan oo ku aadan Ciidamada Nabada iyo Maamulka waa u baahanahay waxaan u gudbiyay dalalka afrikanka in dowladdu ay qorshe leedahay kaasoo ah in ay isku filnaato intay isaga fil-naanaysana ay u baahan tahay in la caawiyo.
waxaana la mideynayaa Ciidamada dowladda oo dhan”.
ayuu yiri Madaxwayne shariif.
Sidoo kale Madaxwayneha dowladda KMG ah, ayaa waxaa uu kulamo la yeeshay Golaha wasiirada oo uu kala hadlay waxyaabihii u qabsoomay intii uu dalka ka maqnaa isagoo xusay in ay ka wada hadleen wasiirada sidii loo dardar galin lahaa arrimaha dib u heshiisiinta iyo waliba wanaajinta xariirka dalalka dariska iyo kuwa kale.
Mar la waydiiyay Madaxwayneha sida uu u arko hadalkii dhawaan ka soo yeeray Hoggaamiyeha Al qaacida Osama Bin Leden oo ku aadanaa in lala dagaalamo dowladda KMG ah ee soomaaliya iyo qaraxii dhawaan uu ka badbaaday wasiirka arrimaha gudaha dowladda KMG ah Shiikh C/qaadir Cali Cumar, ayaa waxaa uu yiri ” waxaan aad uga xumahay Al-Qaacida in ay maanta wax kale oo ay ka hadashay inta waysay ay soomaaliya oo hada dowlad dhisatay oo heshiisay ay ugu baaqeyso in ay dagaalamaan aad ayaan uga xumahay dhiiga Muslimiinta la daadinayana shareecada Islaamku ma qabto,Shiikh C/qaadir Cali wasiirka arrimaha gudaha ninka aaminsan in uu gaalyahay Jana lagu galayo waxaan aaminsanahay in dhamaanteen in uu qaldan yahay waan isku wada-waafaqsanahay,Marka anagana Al qaacida Diin naba Barrin deeqna nama siin dowladnimana nagalama shaqayn dalkan annagaa Madax ka ah anagaa iska leh Soomaaliyaa iska leh anagu aan heshiino ama aan dagaalno waxaan leenahay Raali naga ahaada ayuu yiri Madaxwayne Shariif.
Madaxwayneha, ayaa ka codsaday warbaahinta in ay joojiyaan Magacyada ay u kala bixinayaan Ciidamada dowladda islamarkaasina ay yihiin Ciidamada dowladda Midnimada qaran hadii ay dareys wataan iyo Haddii kaleba.


Addoow wrote:walahi tuma bilahi,if all the treators in the world is gathered in one place they will never reach an ounce of afbiijo dhabdhilifnimo.

sadeboi wrote:A/yusef was not slapped..waxaas waa iska hadal been ah...
Sharif has all the generals who worked for A/yusef alongside him..even today A/qeybdiid who played a major role in the Muqdisho's devastation was standing by him. A/yusef wixiisa wey cadeed...but he did it with more pride..never visited injured soldiers. This guy does nothing but ask for more troops brought by A/yusef and visits their injured and never talks about Somalia or has done anything to help reer-muqdisho. Yet you glorify him, why? Muxu sameynayaa different from A/yusef?

Addoow wrote:wuxuu sameeyay waxa weeye,the reason we glorify him,the reason we held him high is and will always be that he DID NOT HELP EITHIOPIA INVADE THE COUNTRY ILLEGALLY.

KUUSH wrote:Addoow wrote:wuxuu sameeyay waxa weeye,the reason we glorify him,the reason we held him high is and will always be that he DID NOT HELP EITHIOPIA INVADE THE COUNTRY ILLEGALLY.
were was his first visit. Addis right. he went there and congratulate melaza for picking him up. even hizbul laah spoken person told horn of africa that sharif is worst then abdulahi yusuf. cuz this dude is using the religion to justify for his stoognimo.


Return to “Politics - Somali Government”
Users browsing this forum: No registered users and 2 guests