Welcome to SomaliNet Forums, a friendly and gigantic Somali centric active community. Login to hide this block

You are currently viewing this page as a guest. By joining our community you will have the ability to post topics, ask questions, educate others, use the advanced search, subscribe to threads and access many, many other features. Registration is quick, simple and absolutely free. Join SomaliNet forums today! Please note that registered members with over 50 posts see no ads whatsoever! Are you new to SomaliNet? These forums with millions of posts are just one section of a much larger site. Just visit the front page and use the top links to explore deep into SomaliNet oasis, Somali singles, Somali business directory, Somali job bank and much more. Click here to login. If you need to reset your password, click here. If you have any problems with the registration process or your account login, please contact us.

Good life in Bilguim !!!!!!

Somali government affairs.

Moderator: Moderators

OUR SPONSOR: LOGIN TO HIDE
Cardiff Girl
SomaliNetizen
SomaliNetizen
Posts: 268
Joined: Tue Mar 03, 2009 6:54 am

Good life in Bilguim !!!!!!

Postby Cardiff Girl » Tue May 05, 2009 8:44 am

Axad 03 May 2009

Madaxii warfaafinta madaxtoyada Somalia ee ku dhex fakaday Dalka Bilguim C/laahi Khadar kadib markuu halkaa gaaray asgoo ka mid ah Wafdigii Madaxweynaha Somalia Sheekh Shariif Sheekh Axmed ayaa lasheegay in ay qaar ka mid ah Ehaladiisa hoose kasoo kaxeeyeen Dalka Bilguim ayagoo kusoo wajahan Wadamada scandinavien ama Engriska si uu isga dhiibo qaxooti ahaan halkaasi sida ay noo xaqiijiyeen asxaab aad ugu dhun daloosha C/laahi Khadar.

Bileyska Magaalada Brussels ee Dalka Belgium ayaa wada baritaano ku aadan arintaasi, waxeeyna su’alo ka weydiiyeen dhalinyaro Somaliyeed oo ay ku tuhun sanaayeen ineey ka qeeyb qaateen qarinta Madaxii warfaafinta madaxtoyada Somalia, warar lagasoo xigtay Bileyska Dalka Belgium ayaa sheegaya in ay galiyeen magac iyo masawiradiisa Interpool-ka ayna ku amran dhamaan wadamada reer yurub in lasoo qabto Madaxii warfaafinta madaxtoyada Somalia C/laahi Khadar si loogu caliyo Dalka Somalia, sidoo kale waxeey Bileysku baaritaano ku hayaan dad la tuhun sanyahay ineey ku lug leeyihiin arintaasi oo hadeey ku cadaato ay sababi karto in ay muteystaan xarag ama in laga ceshto sharciga.

Dhinaca kale Warar lagu kalsoon yahay oo aynu ka heleyno illo ku sugan wadanka belguimka ayaa waxeey ku waramayaan ugu yaraan 15 ka mid ahaa wafidigii Madaxweynaha Somalia Sheekh Shariid Sheekh Axmed, in ay iska dhiibeen Magaalada Brussels ee Dalka Belgium-ka xero qaxooti oo ku taala waqooyiga magaalada Brussels kadib markii lacago farabadan ay ku baxsheen in loo ekeysiiyo wafdi ka socda dowlada somalia sidaana ay ku tagaan dalka Belgium-ka.

Dadkaan Somaliyeed oo qaxooti doonka ah, isla markaan ku dhex fakaday dalka Bilguimka ayaa waxaa ka mid ah C/laahi Khadar oo ahaa agaasima warfaafinta madaxtooyada madaxweynahana saxaafada u matali jiray laguna xasuusto socdaalkii uu madaxweyne sheekh shariif uu ku marayay dalalka Turkiga iyo Masar ayaa isguna goosashadiisa waxaa ay timid ka dib markii la tagay Brussels halkaas oo uu madaxweynaha iyo wafdigiisa kaga qeybgalayeen kulankii loogu yaboohayey dawlada Somalia dhaqaale gaarayey 250 milyan $.

Dadkaan soomalida ee ku dhex fakaday Dalka Bilguimka ayaa waxeey wararku sheegayeen in ay dalka Kenya magaalo madaxdiisa Neyroobi ay ka soo raaceen Wasiirka Maaliyada Shariif Xassan Sheekh Aadan, waxaana lagu tuhun san yahay in uu qorshuhu lacagtaasi tirada badan laga helay uu wax ka ogyahay wasiirka maaliyada shariif xassan Sheekh Aadan.

Illo xog ogaal ahi oo ka mid ah ehelada somalida qaxootinimada isu dhiibay islamar ahaataana ku sugan dalka Bilguim ayaa Radio Ogaal u sheegey in qofkiiba laga soo qaatay 7000 $ .

:clap:

User avatar
zingii
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 9937
Joined: Thu Sep 11, 2008 2:43 am
Location: Agah, Arlee, Boowe, Gaw, Nooh.

Re: Good life in Bilguim !!!!!!

Postby zingii » Wed May 06, 2009 11:29 pm

I am :shock:


OUR SPONSOR: LOGIN TO HIDE

Hello, Has your question been answered on this page? We hope yes. If not, you can start a new thread and post your question(s). It is free to join. You can also search our over a million pages (just scroll up and use our site-wide search box) or browse the forums.

  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Politics - Somali Government”

Who is online

Users browsing this forum: No registered users and 1 guest