Welcome to SomaliNet Forums, a friendly and gigantic Somali centric active community. Login to hide this block

You are currently viewing this page as a guest. By joining our community you will have the ability to post topics, ask questions, educate others, use the advanced search, subscribe to threads and access many, many other features. Registration is quick, simple and absolutely free. Join SomaliNet forums today! Please note that registered members with over 50 posts see no ads whatsoever! Are you new to SomaliNet? These forums with millions of posts are just one section of a much larger site. Just visit the front page and use the top links to explore deep into SomaliNet oasis, Somali singles, Somali business directory, Somali job bank and much more. Click here to login. If you need to reset your password, click here. If you have any problems with the registration process or your account login, please contact us.

ABDI KHAYRDIID IS A DEAD MAN WALKING!!!!! FROM NOW

Somali government affairs.

Moderator: Moderators

OUR SPONSOR: LOGIN TO HIDE
djibsomali
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 5229
Joined: Fri May 25, 2007 6:39 pm

ABDI KHAYRDIID IS A DEAD MAN WALKING!!!!! FROM NOW

Postby djibsomali » Wed May 13, 2009 5:43 am

Apparently he fall out with the Presiden sheikh shariif!!!



Kullan uu la qaadan lahaa Madaxweynaha Dowlada islaamiga Soomaaliya Sheekh Shariif Sheekh Axmed Guddiga Amniga Qaranka Gobolka Banaadir ayaa baaqday.

Kullan uu la qaadan lahaa Madaxweynaha Dowlada islaamiga Soomaaliya Sheekh Shariif Sheekh Axmed Guddiga Amniga Qaranka Gobolka Banaadir ayaa baaqday kadib qilaaf soo kala dhex galay Madaxweynaha iyo Saraakiil ka tirsan Gudigaasi.
Madaxweyanaha ayaa qorsheynayay in uu kullan xaasaasi ah la qaato Saraakiisha Guddiga Amniga Qaranka Gobolka Banaadir,  laakiin waxa uu kullankaasi fashilmay markii uu Madaxwenaha ka carooday Ciidamo ka tirsan Dowlada ay dib u qabsadeen Ex-Koontarool Afgooye, halkaasna ka bilaabeen Isbaarooyin ka dhan ah shacabka wadadaasi isticmaalayeen.
Madaxweyne Sheekh Shariif Sheekh Axmed ayaa caro xoogan kala dul dhacay sida warku sheegayaan Jen: Cabdi Xasan Cawaale Qeybdiid, taasoo la sheegay in Jen: Qeybdiid uu ka caroodo, kullankii looga wada hadli lahaa Arrimaha Amaankana fashil ku yimaado.
Mas’uuliyiin ku dhow dhow Jen: Cabdi Xasan Cawaale Qeybdiid ayaa noo xaqiijiyeen in Cabdi Qeybdiid iyo Saraakiil kale oo ka wada tirsan Guddiga Amniga Qaranka Gobolka Banaadir ay isaga baxeen madashii ay kula shiri lahaayeen Madaxweynaha Dowlada Islaamiga Soomaaliya Sheekh Shariif Sheekh Axmed iyagoo caraysan.
Lama oga qilaafkan soo kala dhex galay Saraakiishan ka tirsan Guddiga Amniga Qaranka Gobolka Banaadir iyo Madaxweynaha Dowlada Islaamiga Soomaaliya Sheekh Shariif Sheekh Axmed saamaynta uu ku yeelan doono Arrimaha Amaanka Gobolka Banaadir, maadaama inta badan dowlada laga la wareegay fariisimo badan oo ay ku lahaayeen Degmooyinka Gobolka Banaadir, haatana isugu aruureen Xaafado kooban.
soomaalinews.com

User avatar
Kukri
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 6571
Joined: Thu Oct 02, 2008 8:21 am
Location: Jigjiga

Re: ABDI KHAYRDIID IS A DEAD MAN WALKING!!!!! FROM NOW

Postby Kukri » Wed May 13, 2009 5:45 am

Fock is wrong with Dirta konfur?

User avatar
AbdiWahab252
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 56703
Joined: Mon Jul 14, 2003 7:00 pm
Location: Unity. Strength. Capital.

Re: ABDI KHAYRDIID IS A DEAD MAN WALKING!!!!! FROM NOW

Postby AbdiWahab252 » Wed May 13, 2009 8:37 am

Jen Qeybdiid oo ka hadlay inuu diiday dagaalka.

Mogadishu 12 May 2009 Waagacusub Media.

Taliyaha boliiska Soomaaliyeed Jeneral Abdi Hassan Awale Qeybdiid ayaa dacaayad raqiisa ku sheegay warar ay qoreen Website-yada Somalida qaar kaas oo sheegayay inuu diiday gawaaridiisa dagaalka iyo Ciidamadda ka amarqaata ayna iskhilaafeen isaga iyo Wasiirka Amniga Qaranka Colnel Omar Hashi Adan.

Waagacusub Sunday Music Part3 Dhageyso ama Download

"Waxaan ummadda Soomaaliyeed u sheegayaa inuusan jirin haba yaraatee khilaaf naga dhaxeeyo aniga iyo Wasiirka Amniga Col Omar Hashi,waana dacaayad ay kooxaha rabshadaha wado fidiyeen inaan Ciidan iga amarqaato ka horjoogsaday ka qeybnoqoshada dagaalka"ayuu yiri Jeneral Qeybdiid oo la soo xiriiray Waagacusub.

Abdi Qeybdiid wuxuu tilmaamay inuu isaga shaqsiyan yahay masuul aan baahi u qabin colaad laakiin uu safka hore gelayo hadii dagaal laga fursan waayo,si jiritaanka dowladda iyo amaanka shacabka loo difaaco.

" Shacabka Soomaaliyeed dal iyo dibad waxaan ugu baaqayaa inay nabadda u hiiliyaan,dowladu shareecada Islaamka ayey qaadatay ku dhaqankeeda,dalkana way ka baxeen Ciidamadii Ethiopia in qof dambe nooga dhinto dagaal waa foolxumo taariikhiya,cidii isleh kursiga adigoow kugu fiican yahay ee Shariifka xoog uga tuurna taas hore ayaa loogu khasaaray ee caqliga hala kaashado"ayuu yiri Qeybdiid oo dhinaca kale xusay in Somali ku filan tahay dalka oo maamul iyo kala dambeyn yeesho.

Hadalka Abdi Qeybdiid wuxuu meesha ka saarayaa wararkii sheegayay inay is khilaafeen isaga iyo Wasiirka amniga waloow markii horeba dad badan u arkeen buunbuunin xaqiiqada ka fog

User avatar
The_Emperior5
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 50031
Joined: Fri Jan 05, 2007 4:45 pm
Location: Suldaanka Guud beelaha reer Sheikh isxaaq Bani Axmed Bani Hashiim. In the republic of Soliziland
Contact:

Re: ABDI KHAYRDIID IS A DEAD MAN WALKING!!!!! FROM NOW

Postby The_Emperior5 » Wed May 13, 2009 9:32 am

Djibsomali adigu suashan hadana waan ku weydiinaya adigu gudubuursii baad tahay maxa ka gallay inu
ina kheyrdoon qabsado ama ina kheyrdiid qabsad , ileeen akhriki adigu gudubuursii uun baad tahay.
ina kheyrdoon wuxu la dagalamaya habaarqabbe xassan daahir aweys iyaka iska ka xiiga
at the end of the day your still. hilibo qudhun cune marka dadkan isku daa.

suashan fadlan iga jawaab adigu oo aan hooyo cayin aabo cayin walashay cayin iyo dadka ehelkayga :P

djibsomali
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 5229
Joined: Fri May 25, 2007 6:39 pm

Re: ABDI KHAYRDIID IS A DEAD MAN WALKING!!!!! FROM NOW

Postby djibsomali » Wed May 13, 2009 10:24 am

wara siilko hoyaadaa cay lajaceeledaa??

Captain24
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 6716
Joined: Tue Aug 05, 2008 3:05 am
Location: In between the two "B's" Burtinle and Bacaadweyn: Xarfo

Re: ABDI KHAYRDIID IS A DEAD MAN WALKING!!!!! FROM NOW

Postby Captain24 » Wed May 13, 2009 10:27 am

Abdi Qyabdiid, waa rag rageedi :up: Sh. Shariif needs to bring all warlords to his government starting with Darwiish, M.Dheere, Muuse Suudi. Those warlords will get the international funds needed to quell Al-shabab terrorists

User avatar
The_Emperior5
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 50031
Joined: Fri Jan 05, 2007 4:45 pm
Location: Suldaanka Guud beelaha reer Sheikh isxaaq Bani Axmed Bani Hashiim. In the republic of Soliziland
Contact:

Re: ABDI KHAYRDIID IS A DEAD MAN WALKING!!!!! FROM NOW

Postby The_Emperior5 » Wed May 13, 2009 10:52 am

djibsomali wrote:wara siilko hoyaadaa cay lajaceeledaa??


qofku marku suaal ku weydiyo ma siilka hooyadii baad ugu jawaabta :lol: :lol:

djibsomali
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 5229
Joined: Fri May 25, 2007 6:39 pm

Re: ABDI KHAYRDIID IS A DEAD MAN WALKING!!!!! FROM NOW

Postby djibsomali » Wed May 13, 2009 10:55 am

waar donqoon baad tahay ay inaanteesaa eyoo nagteesii horee sariir midataaa laguu wassoo.

And you come here chating like someone who have any dignity!!!

User avatar
The_Emperior5
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 50031
Joined: Fri Jan 05, 2007 4:45 pm
Location: Suldaanka Guud beelaha reer Sheikh isxaaq Bani Axmed Bani Hashiim. In the republic of Soliziland
Contact:

Re: ABDI KHAYRDIID IS A DEAD MAN WALKING!!!!! FROM NOW

Postby The_Emperior5 » Wed May 13, 2009 10:59 am

suaasha maad iga jawabi wax la wasso iyo wax la fuulo kumaan weydiin waxan ku yidhi
ina kheyrdoon iyo ina kheyr diid adigu waxad tahay gudubuursi reer jabuuti ah maxa ka khuseyaa haday dhiga dhagta isku darran hadi ilahay ba ku roon yahay akhiro isla qabtaan mar adigu mag ka bixiin meysiid ileen gudubuursii baad tahay eeh . marka umada tan is haysta maxaad ugu fataalaysa , ball ii sheeg suaasha iga jawaab adigu fadlan wasmo iyo wax is qalibay aan ka sheekeyn. :lol:

djibsomali
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 5229
Joined: Fri May 25, 2007 6:39 pm

Re: ABDI KHAYRDIID IS A DEAD MAN WALKING!!!!! FROM NOW

Postby djibsomali » Wed May 13, 2009 11:01 am

waar kanyaree siilko oyadee uu eeg baal eegaa!!

I am telling you that your daugther is beeing raped on the same bed of your ex and you asking me off topic question?

User avatar
The_Emperior5
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 50031
Joined: Fri Jan 05, 2007 4:45 pm
Location: Suldaanka Guud beelaha reer Sheikh isxaaq Bani Axmed Bani Hashiim. In the republic of Soliziland
Contact:

Re: ABDI KHAYRDIID IS A DEAD MAN WALKING!!!!! FROM NOW

Postby The_Emperior5 » Wed May 13, 2009 11:05 am

waka hadana dhaafay halkan ka hadleye war sariir la isku wasso iyo ciid la waso wasmada tan mala reer jabuutigay wax weyn la tahay war wa ku dhuffo ka dhaqaaq laakin meeshan wasmo kamaynu hadlayn waxay ahayd adigu gudubuursi ah maxa ka khuseyaa ina kheyrdoon iyo habaarqabe xassan daahir aweys, ileen midna adiga naf kuma hayo midna kuma yaqaan midna wax tarrey karey meysiid midna guusha siin karey meysiid marka suaasha fadlan iga jawaab adigu ka sheekeyn naag hoosteeda iyo wax lo galmooda fadlan. :mrgreen:

djibsomali
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 5229
Joined: Fri May 25, 2007 6:39 pm

Re: ABDI KHAYRDIID IS A DEAD MAN WALKING!!!!! FROM NOW

Postby djibsomali » Wed May 13, 2009 11:13 am

ain't you the same guy who said that he buy comdoms for his sister??

walllahee it was you who said that about a year.

Now boy buy me a comdom to fu5k your sister

User avatar
The_Emperior5
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 50031
Joined: Fri Jan 05, 2007 4:45 pm
Location: Suldaanka Guud beelaha reer Sheikh isxaaq Bani Axmed Bani Hashiim. In the republic of Soliziland
Contact:

Re: ABDI KHAYRDIID IS A DEAD MAN WALKING!!!!! FROM NOW

Postby The_Emperior5 » Wed May 13, 2009 11:59 am

War hee dhe condom kumaan weydiin if you want a condom waan ku soo ibin adiga be eh horta suaasha iga jawaab bahalku lacag igu ma jooge eh. waxan ku weydiye sabbabtad aragagixsada ula doonaysiid umada somaliyeed eeh koonfuurta dhaqan ileen adigu jabutian gudubuursii baad tahay jaggada ugu weyn aad qabatay jabuutii na waxa weyan xogyaha madaxtyooada jabuuti marka sababtad qashinka shabaab oo buun buuniisid maxay tahay adigu hilibo qudhun ah gudubuursigu huursan jiiray lugu yaqaani iga jawaab fadlan

adigu condom ka sheekeyn walashay cayin aniga ii cayin hooyaday cayin just suaasha iga jawab ma rabo kula caytamo cami


OUR SPONSOR: LOGIN TO HIDE

Hello, Has your question been answered on this page? We hope yes. If not, you can start a new thread and post your question(s). It is free to join. You can also search our over a million pages (just scroll up and use our site-wide search box) or browse the forums.

  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Politics - Somali Government”

Who is online

Users browsing this forum: No registered users and 1 guest