Page 1 of 1

SL & PL waxey ka mid yihiin Somaliya according to TFG

Posted: Fri Mar 05, 2010 1:09 am
by Moguul21
Wasiirka Shidaalka Somalia C/waaxid Cilmi Goonjeex oo saxaafada kula hadlay Muqdisho ayaa sheegay inaan la aqoonsan karin Somaliland, isagoo ku tilmaamay inay ka mid tahay Somalia.

"Dowladii aqoonsata Somaliland waxaan u arkaynaa inay tahay mid doonaysa inay kala goyso Somalia, waana la xisaabtamaynaa" ayuu yiri C/waaxid Goonjeex oo intaas ku daray in Maamul goboleedyada dalka ka jira ay nabad ka shaqeeyeen.

"Somaliland iyo Puntland waxay ka mid yihiin Somalia, waa maamul goboleedyo aan ka go'i karin Somalia, dowladuna waxay ka horjeedaa in loo aqoonsado sidii dowlad madaxbanaan" ayuu yiri wasiirka.

Ra'iisul wasaare ku xigeenku wuxuu sheegay inay jiraan dalal sheegay inay aqoonsan doonaan Somaliland, balse taas uu uga digayo, isagoo aan si toos ah carabka ugu dhufan dalalkaas kuwa ay yihiin.

Afhayeen u hadlay dhawaan Israel ayaa sheegay inay aqoonsanayaan Somaliland, maadaama ay ka go'aday Somalia inteeda kale, wuxuu sidoo kale sheegay inay ku faraxsan yihiin jiritaanka maamulladaas iyo amaanka ay deegaanadooda ka hirgeliyeen.

"Dowlada Somalia waxay mas'uul ka tahay dalka oo dhan, maamulada jirana waa ka mid yihiin" ayuu yiri Wasiirka Shidaalka Somalia C/waaxid Cilmi Goonjeex, iyadoo ay noqonayso markii ugu horeysay oo ay DF ka hadasho maamul dalka ka jira.

Somaliland ayaa sheegtay markii ay dhacday dowladii dhexe ee Milateriga 1991 inay ka go'day Somalia, mana jirto wax aqoonsi ah oo ay heshay, balse maamulka Puntland ayaa ka mid ah Somalia.

Re: SL & PL waxey ka mid yihiin Somaliya according to TFG

Posted: Fri Mar 05, 2010 1:11 am
by zingii
Aren't they Somalis?

if not they must be ethios.

Re: SL & PL waxey ka mid yihiin Somaliya according to TFG

Posted: Fri Mar 05, 2010 1:11 am
by Goljano Lion
zingii wrote:Aren't they Somalis?

if not they must be ethios.
:lol:

Re: SL & PL waxey ka mid yihiin Somaliya according to TFG

Posted: Fri Mar 05, 2010 1:12 am
by Moguul21
Nasiib daro waxaa ah rag aan hal xaafad oo mogdishu ka mid ah aan xukumin baa waxey ka hadlayaan dad kale :down:

Re: SL & PL waxey ka mid yihiin Somaliya according to TFG

Posted: Fri Mar 05, 2010 1:14 am
by Moguul21
zingii wrote:Aren't they Somalis?

if not they must be ethios.
wax aqri intaan suaasha daciifka ah aadan na weydiin :down:

Re: SL & PL waxey ka mid yihiin Somaliya according to TFG

Posted: Fri Mar 05, 2010 1:25 am
by zingii
^^^Taytalkaaga micna darada ah ayaan u jawaabay.

Re: SL & PL waxey ka mid yihiin Somaliya according to TFG

Posted: Fri Mar 05, 2010 1:50 am
by Cali_Gaab
Talk about misplaced priorities :lol:
Moguul21 wrote:Dowlada Somalia waxay mas'uul ka tahay dalka oo dhan, maamulada jirana waa ka mid yihiin" ayuu yiri Wasiirka Shidaalka Somalia C/waaxid Cilmi Goonjeex, iyadoo ay noqonayso markii ugu horeysay oo ay DF ka hadasho maamul dalka ka jira.
TFG doesn't control Muqadishu and yet here they are talking about a region they have 0% stake in.
This paper government needs to know it's limits, unfortunatly those limits do not stretch far beyond villa somalia.

Re: SL & PL waxey ka mid yihiin Somaliya according to TFG

Posted: Fri Mar 05, 2010 2:01 am
by Moguul21
Sheikh dameer is building Somali national fufu army to invade SL :mrgreen: cali gaab sheekada yar oo caatada ah intaad iska dhaafto one way ticket gooso oo wadankaaga difaaco :up:

Re: SL & PL waxey ka mid yihiin Somaliya according to TFG

Posted: Fri Mar 05, 2010 2:03 am
by Moguul21
zingii wrote:^^^Taytalkaaga micna darada ah ayaan u jawaabay.
Afsoomali wali lagu galin baan u gartay :lol:

Re: SL & PL waxey ka mid yihiin Somaliya according to TFG

Posted: Fri Mar 05, 2010 3:02 am
by zingii
^^^Atoore tuulo adoo ah baad dooneysaa inaad noo saxdo qoraalka. :arrow:

Re: SL & PL waxey ka mid yihiin Somaliya according to TFG

Posted: Fri May 14, 2010 5:25 pm
by Enlightened
alothough TFG are powerless they are right. and they are not the only one, the whole world know there is no place call Somaliland and Puntland just Somalia. :som:

Re: SL & PL waxey ka mid yihiin Somaliya according to TFG

Posted: Sat May 15, 2010 5:07 pm
by Cumar-Labasuul
No somalia Minister has stepped foot in hargeysa - the supposed 2nd capital of somali - in over 18years. It's like barack obama being denied entry to Los Angeles.

Re: SL & PL waxey ka mid yihiin Somaliya according to TFG

Posted: Sat May 15, 2010 8:14 pm
by The_Emperior5
Cumar-Labasuul wrote:No somalia Minister has stepped foot in hargeysa - the supposed 2nd capital of somali - in over 18years. It's like barack obama being denied entry to Los Angeles.
19 years sxb :mrgreen:

Re: SL & PL waxey ka mid yihiin Somaliya according to TFG

Posted: Sun May 16, 2010 6:43 am
by Cirwaaq


:sland: :up: :som: :up:

Sheik sharif has lost all grace... While he was worried about things that didn't concern him the rest of somalia is fracturing...

Jealousy and Envy lead to where we are...

Sh.Shifto who i supported no longer has any purpose left he needs to safe face and step down like a man...

Southern somalia will soon join NFD it is all over.

Galmudug for life :heart: :rose: :up: :D