Xabashi slave Futtoole: meeting must be hold in Piratecity
Posted: Mon Jul 18, 2011 6:12 am
C/raxmaan Faroole "Anaga Qaramada Midoobey waan ugu yeernay in shirka lagu qabto Garowe, cidii diida fidno ayay dooneysa"
Madaxweynaha Maamulka Puntland C/raxmaan Sheekh Maxamed Faroole ayaa sheegay in shirka wada tashiga ee ay ka qeyb galayaan Maamul Goboleedyada iyo Xafiiska Siyaasada Qaramada Midoobey lagu qabto Magaalada Garowe.
C/raxmaan Faroole ayaa ku tilmaama fidno hadii shirka lagu qabto Magaalada Muqdisho oo uu ku tilmaamay meel aan xilligan ammaan aheyn, isagoo u jeediyay dadka deegaanada Puntland inay kla faa'ideystaan fursadan.
"Muqdisho waa meel ay ku nool yihiin hal qabiil oo aanay u dhameyn qabaa'ilka Soomaalida oo idil(
, dumb futtoole thinks garowe is inhabited by all clans and even non-somalis), shirka waxaa haboon in Garowe lagu qabto, waa la ogyahay xaalada Muqdisho sida ay tahay iyo in aanay ammaan aheyn"ayuu yiri Faroole oo intaa ku daray in Dowladda KMG ay dhul yar ka maamusho Muqdisho.
Faroole oo hadalkiisa u muuqday mid uu ugu biro-tumanayay in shirka loo soo weeciyo Garowe ayaa hadaladiisa qaar ka muuqdeen mid qolo gaar ah ugu xaglinayay, gaar ahaan deegaanada dadkiisa ka soo jeedaan.
"Anaga Qaramada Midoobey waxaan ugu yeernay in shirka lagu qabto Garowe, waa la og yahay sida ay hada wax yihiin, Dowladda KMG waa dowlad daciif ah, xamarna sidii hore ma ahan, marka cidii dooneysa in shirka aan lagu qaban Garowe waa cid rabtay fidno"ayuu yiri Faroole.
Saraakiil ka socotay Qaramada Midoobey xubno ka kala tirsanaa Baarlamaanka, Xukuumada, Madaxtooyada, Maamulada Puntland iyo Galmudug oo khamiistii soo gaaray Muqdisho ayaa isla gartay in shirka wada tashiga lagu qabto Magaalada Muqdisho ee Caasimada Soomaaliya.
Mudanayaal ka tirsan Baarlamaanka iyo qeybaha bulshada ayaa dhowaan ka digay in shirka wada tashiga lagu qabto Garowe, lagana weeciyo Caasimada Muqdisho.