Shabab going to execute female minister of new cabinet
Posted: Thu Jul 21, 2011 7:09 am
ROFLL, the first blow to punani pm.
Shabaab oo gacanta ku
dhigay Wasiiradda Haweenka
ee Xukuumadda KMG
Balcad:
(Sh .
M.
Network)
Ciidamo
ka
tirsan
Xarakada
Al
Shabaab
ayaa
gacanta
ku
dhigay
mid ka mid ah Wasiirada cusub oo uu xalay
magacaabay Ra’ iisul wasaare C/ wali
Max’ ed Cali.
Wararka imaanaya degmada Balcad ee
gobolka Sh/dhexe ayaa waxaa ay
sheegayaan in Ciidamo ka tirsan Al
Shabaab ay gacanta ku dhigeen Wasiiradda
Haweenka iyo arimaha qoyska Marwo
Caasho Cismaan Caqiil oo ka mid aheyd
Golahii wasiirada oo uu xalay magacaabay
Ra’ iisul wasaare C/wali Max’ed Cali.
Marwo Caasho Cismaan Caqiil ayaa la
tilmaamay in Al Shabaab ay gacanta ku
dhigeen xili ay doonaysay inay kasoo baxdo
degmada Balcad, waxaana la sheegay in Al
Shabaab ay kala dageen gaari ay saarneyd
oo kusoo jeeday Magaalada Muqdisho,
iyadoo aan la’ogayn ilaa iyo iminka halka
ay la aadeen.
Sida ay Idaacadda Shabelle u xaqiijiyeen
dad ku sugan degmada Balcad oo diiday in
magacooda la shaaciyo iyo Xildhibaano ka
tirsan barlamanka KMG Soomaaliya ayaa
waxaa ay sheegeen in ilaa iyo iminka wax
war ah laga la’yahay Marwo Caasho
Cismaan Caqiil oo dowladda KMG u
magacawday Wasiiradda Haweenka iyo
arimaha Qoyska.
Majiraan wax war ah oo kasoo baxay
Saraakiisha Xarakada Al Shabaab oo ku
aadan arintaani hase ahaatee xalay ayay
aheyd markii markii Ra’ iisul wasaaraha
Xukuumadda KMG Soomaaliya uu ku
dhawaaqay Golahiisa Wasiirada kuwaasi oo
ay ka mid aheyd Marwo Caasho Cismaan
Caqiil.
Ma’ahan markii ugu horeysay oo dowladda
KMG ah Soomaaliya ay xilal u magaacwo
dadka ku sugan deegaanada ay gacanta ku
hayaan Xarakada Al Shabaab, iyadoo la
sheegay in Marwo Caasho Cismaan Caqiil
Saygeeda 3-bil ka hor ay Ciidamo ka tirsan
Xarakada Al Shabaab ay ku dileen degmada
Jowhar ee gobolka Sh/ dhexe.
She is member of 'kooxda ridada' so I dont see any reason why shabab should not execute her.