http://www.keydmedia.net/news/article/a ... asiirada_/
Keydmedia Online -Xafiiska, Muqdisho
Akhriso Magacyada iyo Beelaha Ay Ka Soo Kala Jeedaan Golaha Wasiirada Ee Lagu Dhawaaqi Rabo
1- Fowziyo Yuusuf Xaaji Aadan (Dir/Isaaq) -Ra'iisul Wasaare kuxigeen ahna Wasiirka Arrimaha Dibada
2-Wasiirka Qorsheynta, Beeraha, deegaanka iyo Kaluumeysiga Prof Axmed Maxamed Wehliye Xiji --(Hawiye/Xawaadle)
3-Faarax Sheekh C/qaadir Wasiirka Waxbarashada, Hidaha iyo tacliinta sare (Reer Awxasan)
4-Wasiirka Gaashaandhiga Gen. Muuse Xasan Cabdulle (Daarood/Absame/Ogaadeen), waxaa uu ahaa Gudoomiyihii KMG ee Baarlamaanka
5-Wasiirka Arrimaha gudaha iyo amniga Qaranka C/kariin Xuseen Guuleed (Hawiye/H.gidir/Sacad)
Waxaa sidoo kale jira tiro kale oo wasiiro ah kuwaasoo noo suura gali wayday inaan helno magacyadooda rasmiga ah iyo beelaha ay ka soo jeeda.
Some of the names of the new cabinet and their clans
Moderator: Moderators
- SahanGalbeed
- SomaliNet Super
- Posts: 19032
- Joined: Mon Dec 31, 2007 5:48 pm
- Location: Arabsiyo ,Somaliland
Re: Some of the names of the new cabinet and their clans
Markii horre waxay ahayd arrintu Somali waa dir iyo daarood .
Hadda waabay ka soo gudbeen taaso , daarood, hawiye iyo dir baa loo kala baxay oo anaga laakin magaca-yagii baa weli la inagu haysta
Waa dawlad iyo maalin cusub ,ya?
fu,k,in gudhus , dhuuxaad ka khaayisantiihin!
Waa ummad damacaday iney qabyaalad wax ku kala qaybiso , magaca qabiilka aad sheegato ku na ogolaan mayso e , halkey iyadu rabto ayay kugu tirinaysa .
Alla midgaansana wuxu
Hadda waabay ka soo gudbeen taaso , daarood, hawiye iyo dir baa loo kala baxay oo anaga laakin magaca-yagii baa weli la inagu haysta

Waa dawlad iyo maalin cusub ,ya?
fu,k,in gudhus , dhuuxaad ka khaayisantiihin!
Waa ummad damacaday iney qabyaalad wax ku kala qaybiso , magaca qabiilka aad sheegato ku na ogolaan mayso e , halkey iyadu rabto ayay kugu tirinaysa .
Alla midgaansana wuxu
Re: Some of the names of the new cabinet and their clans
As for habargidir, im sure that is their post the ministery of interior and national security but for hawadle maybe the things got changed as theyy were rejecting yesterday to have the ministery of post and telecommunication.
Pro xiji is historian. I think the president is siding with his reer abti cabdalle not just xiji he also let the hiraan file for xildhibaan qoono who is cabdalle!
The ther candidate is cabdirizaaq cumar mohamoud, ibrahim ciise who are reer jalalaqsi where the president hails from and the subclan of his half brothers. Others subclans have lost the battle like two candidates from cali madaxwene nuur idoow and dr cali cabdullahi cosoble.

-
- SomaliNet Super
- Posts: 20702
- Joined: Wed Jun 28, 2006 9:39 am
Re: Some of the names of the new cabinet and their clans
wasirka gashandiga lmaof.
Useless post.
Useless post.
-
- Similar Topics
- Replies
- Views
- Last post
-
- 12 Replies
- 144 Views
-
Last post by Mureedi
-
- 13 Replies
- 2933 Views
-
Last post by DropkickMurphy
-
- 3 Replies
- 18 Views
-
Last post by Air Canada
-
- 50 Replies
- 3526 Views
-
Last post by The_Patriot
-
- 14 Replies
- 5533 Views
-
Last post by AhlulbaytSoldier
-
- 12 Replies
- 1296 Views
-
Last post by joof
-
- 4 Replies
- 877 Views
-
Last post by Colonel
-
- 8 Replies
- 1045 Views
-
Last post by RebelLion
-
- 1 Replies
- 550 Views
-
Last post by Nomand