Some of the names of the new cabinet and their clans
Posted: Thu Nov 01, 2012 11:45 am
http://www.keydmedia.net/news/article/a ... asiirada_/
Keydmedia Online -Xafiiska, Muqdisho
Akhriso Magacyada iyo Beelaha Ay Ka Soo Kala Jeedaan Golaha Wasiirada Ee Lagu Dhawaaqi Rabo
1- Fowziyo Yuusuf Xaaji Aadan (Dir/Isaaq) -Ra'iisul Wasaare kuxigeen ahna Wasiirka Arrimaha Dibada
2-Wasiirka Qorsheynta, Beeraha, deegaanka iyo Kaluumeysiga Prof Axmed Maxamed Wehliye Xiji --(Hawiye/Xawaadle)
3-Faarax Sheekh C/qaadir Wasiirka Waxbarashada, Hidaha iyo tacliinta sare (Reer Awxasan)
4-Wasiirka Gaashaandhiga Gen. Muuse Xasan Cabdulle (Daarood/Absame/Ogaadeen), waxaa uu ahaa Gudoomiyihii KMG ee Baarlamaanka
5-Wasiirka Arrimaha gudaha iyo amniga Qaranka C/kariin Xuseen Guuleed (Hawiye/H.gidir/Sacad)
Waxaa sidoo kale jira tiro kale oo wasiiro ah kuwaasoo noo suura gali wayday inaan helno magacyadooda rasmiga ah iyo beelaha ay ka soo jeeda.