Xassan Alxame al qoslaaye
Posted: Fri Nov 16, 2012 9:55 am
Horta qaabkee madaxweyne xassan loo doortay?
alshabaab oo koonfurta inteeda badan ka taliya ayaa odoyaal laga soo uruuriyay soomaali oo dhan waxaa lafadhiisiyay xamar,waxaa soo uruuriyay odoyaashaa IGAD,MAHIGA oo qaramada midoobay ka socday iyo dowlada shariif oo kaashanaya AMISON.
odoyaashu waxay ansixiyeen dastuurka,waxayna doorteen baarlamaanka,dowlada xasana baarlamaanka ayaa doortay.
Hada xasan wuxuu yidhi sidii laygu soo doortay cidii wax ku doorata sharci ma aha,marka suaasha iswaydiinta mudan waxa weeye dowladiisu marka sharci ma tahay?
Si toos madaxweynuhu sidaa uma odhan laakiin wuxu yidhi Sadex arimood lagama doodi karo.
1-Dadku waa in ay soo doortaan dadka matalaya,waxayna saa yeeli karaan marka ay xor yihiin,marka magaalooyinka dhiman oon shabaab lagaxoraynin cid wax dooran karta majirto,cidii wax dooratana waxay jabisay mabda ka mid ah mabaadida sadexda ah een laga doodi karin.
Madaxweynaha suaasha in la waydiiyo ay tahay waxa weeye markii adiga lagu dooranayay gobolada iyo dagmooyinka soomaaliya wada xor ma ahayn bal intooda badan alshabaab ayaa xukumayay,marka haduu qodobkaa aad sheegtay uu yahay mabda lama taabtaan ah madaxweynanimadaadu sharci ma aha,adaana cadeeyay in qaabka lagugu soo doortay uu khalad yahay,waayo wuxu si cad u garabmarayaa mabaadidaada sadexda ah.
2-wuxu yidhi dagaal ahli ah ma rabno.Maxaaba meesha keenay dagaal ahli ah? haduusan wadaxweynuhu hurin dagaal ahli ah yaa hurin kara oo kale?
3-mabda sadexaad wuxu ahaa dowlada soomaaliya ayaa goboladaa dhisaysa,laakiin wuxuu ka tagay in uu dhaho dadka jubaland ooy kaalmaynayaa Dowlada,IGAD,QM iyo AMISON.
ugu danbayn waxbaa soo kala cadaanaya,madaxweynahana warwareegiisu wax badan buu halaynayaa inta uu moodayo in uu wax hagaajinayo.
Kaliya waxaa looga baahanyahay dowlada in dadka gobolku hada sida ay wax u wataan uu garab istaago,dadka intiisa badan way wada socdaan,aduunka xorta ahna inta badan unbaa socota,marka madaxweynuhu uu leeyahay dadbaan xuquuqdiisa ilaalinayaa wuxuu halmaamayaa in dadka intiisa badan uu xuquuqdooda ku tumanayo isagoo ilaalinaya inta yar