Page 1 of 1

HG inside problem.

Posted: Thu Apr 04, 2013 5:57 am
by MarsinQorahay
Image
Dhawaqa rasaasta hubka nuucyadiisa kala duwan ayaa ruxay Magaaladda Galkacyo 11 November 2012 ,saacadu markey ahayd 4:30 Galabnimo,kadib markii Madaxweynahii hore ee Galmudug Mohamed Ahmed Caalin uu ku dhawaaqay inuu xilka si rasmiya ugu wareejiyay Madaxweynaha cusub ee Galmudug Mohamud Abdi (Tima kalajeex).
Rasaasta dhaceysay waxaa ridayay Ciidamo taabacsan Madaxweynaha cusub ee Galmudug kuwaas oo ku faraxsanaa in loo caleemasaaray Madaxweynenimada Galmudug .
Magaalada Galkacyo oo laba u qeybsan waxaa dhinaca Koofurta Wadooyinka waxaa isugu soo baxay Gaadiidka Dagaalka,Ciidamo hubeeysan iyo Dad rayida oo dabaaldeg u sameeynayay Madaxweyne Mohamud Abdi (Tima kalajeex).
Dad badan oo ku nool Koofurta Galkacyo ayaa ka argagaxay gurxanka rasaasta jiho walba laga riday maxaa yeelay gobolka ay ku nool yihiin ee Mudug loogama baran in rasaasta dabaaldeg loo rido.
Image
Wararka hada naga soo gaaraya deegaanka Buufoow ee duleedka Marko ee xarunta gobolka Shabeellaha hoose ayaa waxay sheegayaan in dagaal u dhexeeya Ciidamado kawada tirsan dowalda federaalka soomaaliya ee ku sugan halkaasi uu ku dhexmarayo.

Dagaalkan ayaa waxaa la sheegayaa inuu bilowday ka gadaal markii taliyihii aagaas halkaasi lagu dilay ,waxaa kale oo wararku intaasi ku darayaan in haatan uu dagaal ka soconayo gudaha magaalada Marko
Ilaa hada waxaa la hubaa in halkaasi ilaa 4-ruux ay ku dhinteed oo dhamaantood ah labadii dhinaca ee ku dagaalamaya
Dagaalkaan ayaa waxaa la sheegayaa inuu salka ku hayo qaab qabiil ,iyadoona xiriiro aan la samaynay gudoomiyaha gobolka iyo taliyayaasha ciidamada halkaasi ku sugan ay ka gaabsadeen inay ka warbixiyaan dagaalkan. Wixi warar ah ee ku soo kordhaca waxaad kala socon doontaan wararkeena danbe
Image

Yet.........they still worried about the kismayo conference. :mindblown:

Re: HG inside problem.

Posted: Thu Apr 04, 2013 6:28 am
by GeoSeven
The government troops in Shabeelada Hoose (hint?) should be given the green light to secure the Jubba regions :whew:

Re: HG inside problem.

Posted: Thu Apr 04, 2013 6:29 am
by MarsinQorahay
This shows theyr disunity and how divided they are, they cross barawa border the slap will reach them from Ras Kamboni city.

Re: HG inside problem.

Posted: Thu Apr 04, 2013 6:32 am
by AbdiWahab252
The government troops in Shabeelada Hoose (hint?) should be given the green light to secure the Jubba regions :whew:
:ducktales: