puntland militia destroyed in cadaado and run to gaalkacyo
Posted: Thu Mar 22, 2007 2:12 am
Dagaal culus oo u dhaxeeya dadka degmada Cadaado iyo kuwo reer Punt-land ah, ayaa subaxnimadii hore ee saakay ka qarxay deegaanka Bali Higis, oo 5 Km dhinaca waqooyiga ka xigta magaalada Cadaado. iyadoo ciidankii Punt-land oo firxad ah ay gareen magaalada Gaal-kacyo.
Hobyonet. Muqdisho Khamiis, March, 22, 2007
Dagaalkaan, ayaa waxaa uu billawday kadib markii ciidamo reer Cadaado ah oo is aruursaday ay weerar ku qaadeen xero ay ciidamada reer Punt-land ku jireen oo ku taala deegaanka Bali-higis.
Dagaalka, oo wararka laga helayo ay aad u yaryihiin, ayaa waxa la sheegay in goobta uu ku dhintay hal askari oo ka tirsanaa ciidanka reer Punt-land.
Wararka ka imaanaya magaalada Cadaado, ayaa sheegay in ilaa 3 gaari oo ay lahaayeen ciidanka Punt-land, oo laga reebtay lala dhex-marayey gudaha magaalada Cadaado.
Dagaalka, ayaa haatan istaagay kadib markii ciidankii reer Punt-land ay ka carareen goobihii ay joogeen.
Magaalada Gaalkacyo, ayaa waxaa soo gaaray ciidamo reer Punt-land ah, oo ka soo firxaday dagaalkii maanta ka dhacay Bali-higis.