Organic Strawberries Grown in Burco farm
Moderator: Moderators
- KingWaslawi
- SomaliNet Super

- Posts: 5296
- Joined: Mon Mar 29, 2010 12:24 pm
- Location: Kayd-kii jacaylkaa riyo laygu keenaa, kabbo baan idhaahdaa, mise waaba koob madhan :(
Re: Organic Strawberries Grown in Burco farm
Hadhuudhka marka la guro maxaad ku samaysaan quwaaxa?
In the united states sorghum ( haduudhka) came with the African slaves. They use sorghum for human and animal feed.
What interesting is how they process and use the sweet juice of the quwaaxa.
Imagine what simply cooking down the juice can result into. That sweet brown syrup can be added tithe Laxoox with butter or ghee and make it a great breakfast for the children. Use it just like north Americans use maple syrup on their pancake.
I have been thinking for years about this project and many others.

I remember the animal castration season, its hard bloody work, camels been the worst.
Look at this basic simple invention castrating a kid goat. In back home it takes 3 men to castrate a ram or a goat.
Look how this new simple rubber band does the job.
One woman castrated 4 goats with in 20 minutes using a simple plyer band.
The band cuts blood feeding to the testicle and in a month they will simply and cleanly die and fall off.
Look at this basic simple invention castrating a kid goat. In back home it takes 3 men to castrate a ram or a goat.
Look how this new simple rubber band does the job.
One woman castrated 4 goats with in 20 minutes using a simple plyer band.
The band cuts blood feeding to the testicle and in a month they will simply and cleanly die and fall off.
- KingWaslawi
- SomaliNet Super

- Posts: 5296
- Joined: Mon Mar 29, 2010 12:24 pm
- Location: Kayd-kii jacaylkaa riyo laygu keenaa, kabbo baan idhaahdaa, mise waaba koob madhan :(
Re: Organic Strawberries Grown in Burco farm
WOOW intay boqol hotel oo useless ah samaynayaan may lacagta warshado waxtar leh sida video gan ku bedelaan.X.Playa wrote: Wed Mar 14, 2018 8:19 am Hadhuudhka marka la guro maxaad ku samaysaan quwaaxa?
In the united states sorghum ( haduudhka) came with the African slaves. They use sorghum for human and animal feed.
What interesting is how they process and use the sweet juice of the quwaaxa.
Imagine what simply cooking down the juice can result into. That sweet brown syrup can be added tithe Laxoox with butter or ghee and make it a great breakfast for the children. Use it just like north Americans use maple syrup on their pancake.
I have been thinking for years about this project and many others.
Re: Organic Strawberries Grown in Burco farm
Aqoon baan jirin, geedka hadhuudhka gaaladu quraac dhan bay ka samaysaan .KingWaslawi wrote: Wed Mar 14, 2018 8:32 amWOOW intay boqol hotel oo useless ah samaynayaan may lacagta warshado waxtar leh sida video gan ku bedelaan.X.Playa wrote: Wed Mar 14, 2018 8:19 am Hadhuudhka marka la guro maxaad ku samaysaan quwaaxa?
In the united states sorghum ( haduudhka) came with the African slaves. They use sorghum for human and animal feed.
What interesting is how they process and use the sweet juice of the quwaaxa.
Imagine what simply cooking down the juice can result into. That sweet brown syrup can be added tithe Laxoox with butter or ghee and make it a great breakfast for the children. Use it just like north Americans use maple syrup on their pancake.
I have been thinking for years about this project and many others.
- KingWaslawi
- SomaliNet Super

- Posts: 5296
- Joined: Mon Mar 29, 2010 12:24 pm
- Location: Kayd-kii jacaylkaa riyo laygu keenaa, kabbo baan idhaahdaa, mise waaba koob madhan :(
Re: Organic Strawberries Grown in Burco farm
Wallee waa run aqoon baan jirin, waar iska daa wax kalee caafimaadkii ayaan baahidiisii la daboolin, haddii ilma yar xananuun sade dhakhtar caadiya oo caruurta ah lasoo heli maayo. 

Re: Organic Strawberries Grown in Burco farm
Had iyo jeer waxen maqlaa dhakhtar cusub oo la dhisayo. Waayee dhakhaatiirtii iyo dawooyinkii iyo qalabkii halkee laga keenayaa?KingWaslawi wrote: Wed Mar 14, 2018 8:40 am Wallee waa run aqoon baan jirin, waar iska daa wax kalee caafimaadkii ayaan baahidiisii la daboolin, haddii ilma yar xananuun sade dhakhtar caadiya oo caruurta ah lasoo heli maayo.![]()
- KingWaslawi
- SomaliNet Super

- Posts: 5296
- Joined: Mon Mar 29, 2010 12:24 pm
- Location: Kayd-kii jacaylkaa riyo laygu keenaa, kabbo baan idhaahdaa, mise waaba koob madhan :(
Re: Organic Strawberries Grown in Burco farm
Dhakhtaro badan waa la dhisay laakiin weli tayadii ayaa maqan.X.Playa wrote: Wed Mar 14, 2018 8:46 amHad iyo jeer waxen maqlaa dhakhtar cusub oo la dhisayo. Waayee dhakhaatiirtii iyo dawooyinkii iyo qalabkii halkee laga keenayaa?KingWaslawi wrote: Wed Mar 14, 2018 8:40 am Wallee waa run aqoon baan jirin, waar iska daa wax kalee caafimaadkii ayaan baahidiisii la daboolin, haddii ilma yar xananuun sade dhakhtar caadiya oo caruurta ah lasoo heli maayo.![]()
Re: Organic Strawberries Grown in Burco farm
Maalin dhawayd Facebook waxy soo dhigeen sawir Hargaysa malaa xaafada calaamadaa.KingWaslawi wrote: Wed Mar 14, 2018 8:56 amDhakhtaro badan waa la dhisay laakiin weli tayadii ayaa maqan.X.Playa wrote: Wed Mar 14, 2018 8:46 amHad iyo jeer waxen maqlaa dhakhtar cusub oo la dhisayo. Waayee dhakhaatiirtii iyo dawooyinkii iyo qalabkii halkee laga keenayaa?KingWaslawi wrote: Wed Mar 14, 2018 8:40 am Wallee waa run aqoon baan jirin, waar iska daa wax kalee caafimaadkii ayaan baahidiisii la daboolin, haddii ilma yar xananuun sade dhakhtar caadiya oo caruurta ah lasoo heli maayo.![]()
5 masaajid baa ka muuqday xaafad yar, had waa meesha caruurta dib jirka ah meel at dhaxanta ka galaan layiin ayaa 5 masaajid oo munaafaqo loo dhisay iyo istus ka jiraan.
Jaahilnimadu waa cajiib, dalalaka Canada iyo north America marka dhaxantu soo dhacdo dadka AXA loo furaa kaniisadaa si at dhaxanta hoy uga galaan.
Dhaqankan xun ee kunka masaajid la dhisayo een loo baahnayn, ee marka salaada la tukadana albaabada loo xidhayo sidii dukaanka Carab ta ayaa inoo keentay dhaqankaas dib u socodka ah.
Kaniisadaa gaalada marka aan lagu tukanayn kun arimood iyo program bulsho ayaa lagu sameeyaa.
-
original dervish
- SomaliNet Super

- Posts: 29468
- Joined: Mon Aug 22, 2005 5:08 pm
Re: Organic Strawberries Grown in Burco farm
Useless video. 
Re: Organic Strawberries Grown in Burco farm
Yes little missy any good news for Isaaq is bad news for your faqash.
- KingWaslawi
- SomaliNet Super

- Posts: 5296
- Joined: Mon Mar 29, 2010 12:24 pm
- Location: Kayd-kii jacaylkaa riyo laygu keenaa, kabbo baan idhaahdaa, mise waaba koob madhan :(
Re: Organic Strawberries Grown in Burco farm
X.Playa wrote: Wed Mar 14, 2018 9:04 amMaalin dhawayd Facebook waxy soo dhigeen sawir Hargaysa malaa xaafada calaamadaa.KingWaslawi wrote: Wed Mar 14, 2018 8:56 amDhakhtaro badan waa la dhisay laakiin weli tayadii ayaa maqan.X.Playa wrote: Wed Mar 14, 2018 8:46 am
Had iyo jeer waxen maqlaa dhakhtar cusub oo la dhisayo. Waayee dhakhaatiirtii iyo dawooyinkii iyo qalabkii halkee laga keenayaa?
5 masaajid baa ka muuqday xaafad yar, had waa meesha caruurta dib jirka ah meel at dhaxanta ka galaan layiin ayaa 5 masaajid oo munaafaqo loo dhisay iyo istus ka jiraan.
Jaahilnimadu waa cajiib, dalalaka Canada iyo north America marka dhaxantu soo dhacdo dadka AXA loo furaa kaniisadaa si at dhaxanta hoy uga galaan.
Dhaqankan xun ee kunka masaajid la dhisayo een loo baahnayn, ee marka salaada la tukadana albaabada loo xidhayo sidii dukaanka Carab ta ayaa inoo keentay dhaqankaas dib u socodka ah.
Kaniisadaa gaalada marka aan lagu tukanayn kun arimood iyo program bulsho ayaa lagu sameeyaa.
Waa jaahil shalay miyi ka yimi oo masaajid uun furihiisa loo dhiibay.
Re: Organic Strawberries Grown in Burco farm
Nice, I love the farm. I like strawberry smoothie. I also love green smoothie as well, it is my fav.
-
- Similar Topics
- Replies
- Views
- Last post
-
- 10 Replies
- 1567 Views
-
Last post by lasanodboi
-
- 7 Replies
- 1055 Views
-
Last post by Twisted_Logic
-
- 1 Replies
- 273 Views
-
Last post by LobsterUnit
-
- 47 Replies
- 3273 Views
-
Last post by The_Patriot
-
- 0 Replies
- 451 Views
-
Last post by Daanyeer
-
- 0 Replies
- 368 Views
-
Last post by Beer-Dilaacshe
-
- 9 Replies
- 1488 Views
-
Last post by BlackVelvet
-
- 2 Replies
- 878 Views
-
Last post by kambuli
-
- 3 Replies
- 777 Views
-
Last post by Crazy Cat Lady
-
- 51 Replies
- 3684 Views
-
Last post by Minneapolis Mayor