Moderator: Moderators
His earnings are public information. He decreased his presidency salary soon as he took office.BOOLIQARAN STOLEN TAX MONEY THEIF
Waar yaa ILLAAHAY yaqaana oo umada islamka ku jira Silanyo "waddan uu xoreystay ayuu ku raaxay sanayaa"
Waar ilayn dadku ma xishoodan
Silanyo imika waa sagaashan jir ama wuu ku dhaw yahay, ninka intaa jirey weligii lama maqal wax uu dhistay iyo hanti uu meel ku leeyahay lknse sideedii sano ee u dambaysay Silanyo iyo reerkiisa ayaa waxaas leh ayuun baynu maqlaynaa.
Su'aasha meesha taala waxay tahay Silanyo hore muxuu wax u qabsan waayey.
Silanyo ma nin yar oo xoog ah oo hada aduunyo tabcanayaa
Meesha kaluun ayaa ka soo uraya lknse iska daa xisaab baa ka dambayne.
Teeda labaad Silanyo waa maxay wadankuu xoreystay, wadanka ma London baa laga xoreynayey LOL
Waar markii cabdiraxman Axmad Ali AHUN ee uu yidhi wadanka ayaynu galayaa ilayn waakan afweyne Ethiopia la heshiiyee Silanyo intuu five ka gashaday ayuu London ka soo jeestay.
Waana halka magaca Silanyo fuley uu kula baxay markaa adeer caadi iska dhiga taariikhda waa la hayaa xoreynta JSL Silanyo shuqul kumuu lahayn.
Weliba Taariikhdu way qoran tahay ee anigu waan soo gaabiyey.
Siyaad barre build what silaanyo was ruling. He build the hargeysa and berbera airports and he contracted the Chinese to build the Berbera base. He rented the Berbera airport to the Americans in 1978 for $1billlion usd in today’s money.Silaanyo has been working since the 60's. 50 years later he can't own a home? Besides, silaanyo is living amongst his people. Afweyne decided to flee to Nigeria. Ilaahay blesses honourable men.
Siyaad barre build what silaanyo was ruling. He build the hargeysa and berbera airports and he contracted the Chinese to build the Berbera base. He rented the Berbera airport to the Americans in 1978 for $1billlion usd in today’s money. While you guys 50 years later rent the Same airport for 1.5 million usd to the UAESilaanyo has been working since the 60's. 50 years later he can't own a home? Besides, silaanyo is living amongst his people. Afweyne decided to flee to Nigeria. Ilaahay blesses honourable men.
Return to “Politics - Somaliland”
Users browsing this forum: No registered users and 13 guests