Ciidank qaranka oo yeeshay shirkado ganacsi .

Dedicated for Somaliland politics and affairs.

Moderator: Moderators

theyuusuf143
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 17692
Joined: Sun May 01, 2011 1:15 pm
Location: "Dareen naxli reeba iyo nolosha aan loo sinayn naftaaday dhaawacaan" by dhaglas

Ciidank qaranka oo yeeshay shirkado ganacsi .

Post by theyuusuf143 »

Ciidanka qaranku si uu dhaqaale ahaan uga maarmo dawlada wuxu samaystay shirkado ganacsi , mid kamida oo uu shaaciyey sareeye gaas nuux taani , waa shirkad dhisme oo Hada gacanta ku haysa dhismaha madaxtooyada iyo museum ka hargeisa. Ka daawo From 9 minutes
theyuusuf143
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 17692
Joined: Sun May 01, 2011 1:15 pm
Location: "Dareen naxli reeba iyo nolosha aan loo sinayn naftaaday dhaawacaan" by dhaglas

Re: Ciidank qaranka oo yeeshay shirkado ganacsi .

Post by theyuusuf143 »

Insha allah waxaan rajaynaya inay raashin kana Soo dejiyaan iyo shiidaal ka. Waxay kaloo yeelan karaan hoteelo hadii bank ga dhexe amaahiyo lacag fiican.
Post Reply
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Politics - Somaliland”