Welcome to SomaliNet Forums, a friendly and gigantic Somali centric active community. Login to hide this block

You are currently viewing this page as a guest. By joining our community you will have the ability to post topics, ask questions, educate others, use the advanced search, subscribe to threads and access many, many other features. Registration is quick, simple and absolutely free. Join SomaliNet forums today! Please note that registered members with over 50 posts see no ads whatsoever! Are you new to SomaliNet? These forums with millions of posts are just one section of a much larger site. Just visit the front page and use the top links to explore deep into SomaliNet oasis, Somali singles, Somali business directory, Somali job bank and much more. Click here to login. If you need to reset your password, click here. If you have any problems with the registration process or your account login, please contact us.

Xisibiga UCID Oo Soo Dhaweeyay Mudo Kordhinta

Dedicated for Somaliland politics and affairs.

Moderator: Moderators

OUR SPONSOR: LOGIN TO HIDE
User avatar
Adan_1
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 1237
Joined: Fri Feb 25, 2005 12:46 pm

Xisibiga UCID Oo Soo Dhaweeyay Mudo Kordhinta

Postby Adan_1 » Mon Mar 02, 2009 7:08 am

Mar aanu Xasan Xuseen Maxame, afhayeenka UCID wax ka waydiinay waxa ay ku jawaab celinayaan? Waxa uu noo xaqiijiyay iyagu xisbi ahaan hadii ay UCID yihiin in ay tageerayaan hadalka ka soo yeedhay Kamooshinka iyo deeq bixiyayaasha iyo hay'adaha caalamiga ah'ba oo dhamaantood iyagu ku qancay codsiga Kamooshinka anagu hadii aanu Xisbiga UCID nahay waxa aanu ka soo saaraynaa warsxaafdeed arintani waananu taageeraynaa oo waxa aanu leenahay arintani waa arin qaran ee waxii aynu u soo dhibaatoonay mudo dheer la soo dhisaayay waar yaan cidla lagaga kicin, hadii aanu sidaasi qaadano, oo anu taageerno mawqifka kamooshinka, dhamaan hay'adaha iyo dadka inagu taageeraaya doorashadani way ina garab istaagayaan oo mawqifka Kamooshinka ayay ku qanceen markii ay la kulmeen warbixinona ka dhagaysteen, markaa waxa aanu leenahay waar yaan qaldaado hore oo xukumadu gashay aan arintani lagu qaldin oo lala simin ee arintani waa in aan si taxadir ku jiro u wada eegnaa oo aan dadkeena iyo dalkeena u tudhnaa, anagu markii aanu xisaabinay ee aanu isu wada gaynay wakhtiga la kordhiyay iyo xiligii ay doorasho dhiclahayd ee hore waxa nooga soo baxday wakhti yar oo aan ahayn in dadka iyo dalka toona khal khal loo galiyo. isla markaasna aan hay'adahan inoo heelan aan la niyad jabinin ee la eegaa danteena iyo aayaheena markaa xisbiga UICID, Hadii aanu nahay waanu aqbalaynaa arintaasi wax dhib ahna uma aragno.



adba arintani kordhinta ayaa xisbiga KULMIYE, iyagu ay ka soo hor jeedsadeen isla markaasina ay ku tilmaameen mid aan la aqbalaynin oo ay tahay in xukumada hada jirta uu wakhtigeedii uu dhamaaday ay tahayna in cid kale loo dhiibo inta ay qabsoomayso doorashadu.

OUR SPONSOR: LOGIN TO HIDE

Hello, Has your question been answered on this page? We hope yes. If not, you can start a new thread and post your question(s). It is free to join. You can also search our over a million pages (just scroll up and use our site-wide search box) or browse the forums.

  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Politics - Somaliland”

Who is online

Users browsing this forum: No registered users and 16 guests