Khilaafkii Dahabshiil iyo Waagacusub oo la xaliyay.
Posted: Sat Apr 11, 2009 9:17 am
Masuuliyiinta Dahabshiil Money Transfer iyo Waagacusub Media ayaa si laab furnaan leh isu gacan qaaday kadib markii labada dhinac ay si rasmiya ugu qanceen qaraar ay guddi madaxbanaan ka gaareen xurguftii u dhaxeysay.
Maamulaha Waagacusub Media Dahir Abdulle Alasow iyo Saciid Xaaji Afqalooc (Saciid Buur) oo ka mida Masuuliyiinta Dahabshiil Money Transfer ahna ganacsade madaxbanaan ayaa si wadajira shaaca uga qaaday inay 11 April 2009 tahay maalin taariikhiya oo laga heshiiyay xumaantii ay huriyeen dad dano gaara oo cadaawadeed watay.
"Waxaan amaan iyo bogaadin u jeedinayaa odayaasha 21 maalmood ku hoowlanaa xalinta khilaafka aan buurneyn ee na kala dhexgalay annagga iyo walaalaheena reer Dahabshiil,waxaana sidoo kale bogaadinayaa Masuuliyiinta shirkadda ee nooga yimid Ingiriiska uuna horkacayo Saciid Buur oo runtii aanu jecel nahay inaan Holland ku sii casuuno todobaadkaan maxaa yeelay Saciid Buur waa nin aanu wada dhalanay,wuxuuna ka mid yahay ganacsatada waaweyn ee Somaliland iyo Somalia laga yaqaan,dhamaan taageerayaasha iyo hoowlwadeenadda Waagacusub Media waxaan u sheegayaa inaysan markii horeba jirin cadaawad fog oo ka dhaxeysa labada Shirkadood hadana sidii dhaqanka ahaa ayey odayaasha ku xaliyeen mad madoowgii jiray"ayuu yiri Dahir Alasow.

Mooryaan Dahir Alasow
http://waagacusub.com/news/11.04.09.1Dahabshiil.htm