Moderator: Moderators






Rightwing wrote:Yawle
Although, I still call him Mujaahid Silanyo, he backed failed policies towards his party. Xisbigana waxaa sumcada ka dilay kooxo england degan oon siyaasad waxba ka aqoon oo non HJ politician ahba nacsiiyey xisbigii, iyo kuwii tuur, cigaal iyo Rayaalaba soo nacay oo talada maroorsaday.
Waxaadse moodaa in Rayaale hada aad mood inuu soo celinayo sympathy Kulmiye loo hayey waagii hore, isagoo sas ka qaaday harmless mudahraad, harmless press confress oo marba xafiis kulmiye leeyahay albaabada u xidhaya ama dad jeelasha u taxaabay. Taasina waxay tusaysaa in dawlada Rayaale tahay mid kharaaba oo ka liidata kulmiye.
Conclusion, Yawle don't expect me to prais udub sxb.
Le justicier






Rightwing wrote:Both of you are lacking objectivity, Yawle is pro Udub and General is pro Kulmieye. The government paranoia reached its peak over-sensitive to any harmles demonstration and causing severe provocation on Kulmiye supporetrs. on the other hand, I do agree that Kulmiye is currently losing ground by its worthless fight and unwise policy "e.g we don't recognise the gov.". wadanka odayaal ha loo dhiibo, shir beeleed and cetra and cetra.
Conclusion:Caqli xumaa meeshaas taala.




Return to “Politics - Somaliland”
Users browsing this forum: No registered users and 22 guests