AL-ASHIRA CENTER waa markaz boodhin ah oo loo furay da’a yarta ku dhaqan wadamada Galbeedka. Hadafkiisuna yahay inay da’a yartaasi soo bartaan Diintooda, Dhaqankooda, iyo Dalkooda.
Markazkan ayaa ah mid aad loo habeeyey si ay da’yartu u helaan jawigii ugu munaasibsanaa ee ay wax ku baran lahaayeen, deegaan iyo nidaam waxbarashaba. Sidoo kale markazku wuxuu u diyaariyey dalxiisyo nidaamsan oo ay dhaqan iyo dalba ku bartaan sida baadiyaha, beeraha, xeebta iwm.
SHURUUDDA QAABILISTA ARDAYDA:
1) INUU KU NOOLYAHAY WADAMADA GALBEEDKA
2) SOOMAALI YAHAY
3) 15-20 JIR U DHAXEEYO
4)TAZKIYO KEENO (Inuu ardaygu tazkiyo ka keeno Dugsiga ama masjidka uu ku xidhanyahay)
QIIMAHA BARNAMIJKA: $750
Purpose:
BILOWGA QAABILIDA ARDAYDA: 14-02-2009
DHAMAADKA QAABILIDA: 09-04-2009
QAABABKA QAABILIDA:IN LA BUUXIYO FOOMKA DALABKA LOONA SOO GUDBIYO MARKAZKA DARIIQADDA EMAILKA AMA WAKIILADA MARKAZKA MUDDADA AQBALAADA GUDAHEED.
MUDDADA BARNAAMIJKA: 25/June – 24/Aug.
TIRADA ARDAYDA: 20 ARDAY KALIYA.
MANHAJKA WAXBARASHADA: XIFDISKA QUR’AANKA, CARABIGA, TARBIYADDA IYO AF-SOMALIGA.
SAFARADA DALXIISKA: BAADIYAHA, BEERAHA IYO XEEBTA.
NATIIJADA ARDAYGA: IN UU ARDAYGU XIFDIYO UGU YARAAN 2 JUZ, DHIGTO 3MUSTAWE OO CARABI AH, FAHMO TARBIYADDA IYO AKHLAAQDA ISLAAMKA, AKHRIYI KARO, QORI KARO AF-SOMALIGA, BARTAY DHAQANKA IYO DHULKA WADANKA..
This is for dhaqan celis kids ages 15-20 yrs old.