Iska Horimaad Tukaraq Kadhacay Oo Ay 4 Qof Ku Dhaawacmeen
{Tukaraq}7-05-09Afar qof ayaa ku dhaawactay tuulada tukaraq ee duleedka magaalada laascaanood kolkii ay is huwiyeen rasaas aad u xoog badan ciidamo kuwada shaahayay makhaayad yar oo kutaala Tukaraq............. ..............
afarta qof ee dhaawacan tay ayaa loo qaaday mid kamid ah oo dhaawiciisa magaalada Garoowe halka kuwii kalena lagu daweynayo goob caafimaad oo kutaala tukaraq. .
kooxdan oo ahayd ciidamo katirsan dowlad goboleedka puntland isla markaana qaybsanayay lacago mushahar ah ayaa waxaa soo kala dhexgalay muran iyadoo judhiiba ay rasaas ooda isaga qaadeen. .
xaalada Tukaraq ayaa degen iyoo shilkan aanu keenin wax dhhimasho ah hase ahaatee dhaawaca lagu sheegay inay yihiin ilaa 4 qof . .
israsaasayntan ayaa kusoo beegmaysa xili maantana buuhoodle ay kadhacday is rasaasayntan oo kale ah oo ay ku dhinteen dad kuwo kalena ku dhaawacmeen.
Widhwidh Online News Desk..Media Center



