Welcome to SomaliNet Forums, a friendly and gigantic Somali centric active community. Login to hide this block

You are currently viewing this page as a guest. By joining our community you will have the ability to post topics, ask questions, educate others, use the advanced search, subscribe to threads and access many, many other features. Registration is quick, simple and absolutely free. Join SomaliNet forums today! Please note that registered members with over 50 posts see no ads whatsoever! Are you new to SomaliNet? These forums with millions of posts are just one section of a much larger site. Just visit the front page and use the top links to explore deep into SomaliNet oasis, Somali singles, Somali business directory, Somali job bank and much more. Click here to login. If you need to reset your password, click here. If you have any problems with the registration process or your account login, please contact us.

Sidee looga xusay 18-ka may Gobolka buuhoodle ?

Dedicated for Somaliland politics and affairs.

Moderator: Moderators

OUR SPONSOR: LOGIN TO HIDE
User avatar
Adan_1
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 1237
Joined: Fri Feb 25, 2005 12:46 pm

Sidee looga xusay 18-ka may Gobolka buuhoodle ?

Postby Adan_1 » Tue May 19, 2009 6:29 am

Image
Image

Image

Image

Image


Waxay ahayd maalin isniin ah oo ku beegan tay xuska 18 may oo ka turjumaysa la soo noqoshadii gooni isutaaga Somaliland Kasoo xili raxmaadku si wacan u da ay marka la eego gooblkan oo kuyaala meel gees ah haykalka maamuna uu kusoo gaadho si diciif ah cabsi dareenle ay xukuumada iyo shacabka deegaankani kala qabaana ay jirto.


Waxay noqotay in xidhiidhka xukuumada iyo gobolkani uu noqdo mid aan qiima lahayn gobolka buuhoodle oo mudo sanad ka uyar magacownaa malahayn wax maamul ah mudo gaadha 4 bilood tasoo sababatay in xukuumadaasi ay meeshab ka muuqan weydo hase ahaatee waxaa u sahley xukuumada dawlad goboleedka puntland oo ay dhinaca saarayeen kadib markii uu go ay dariiqii loo soo mari jirey

Intaa kadib waxay subaxnimadii saaka ahayd markii ugu horeysey ee qayb iyo wax ka badan shacabku ay shucuurtooda ku muujiyaan taageerada ku aadan 18ka may iyagoo ujeedada shacabka ee ka danbaysa ay tahay dhinacayada adeega bulshada iyo horumarka gobolnimo

Hadaba waxaa subaxnimadii sakaa ababul xooogan sameeyey saraakiil ka tirsan Ciidanka Qaranka Somaliland kuwaasoo kala ahaa Taliyaha guutada cusub ee 12 aad Maxamed Sh Cabdi dabcasar iyo col ismaaciil xaashi iyo abaanduulihiisa c/ftaaax kisdiid

Iyagoo soo bandhigay dhoola tus ay ka muuqato xuska maalinta 18ka may iyagoo ciidanka oo laba goobood kal joogey oo xarunta buuhoodle iyo nawaxigeeda waxay ka qadanayeen cutbyo ciidamadooda ah salaanta marka laga reebo ismaaciil xaahsi oo isagu hargeysa ku sugna laakiin khadka telephone ka ku jirey

Waxaa kale oo iyaduna dhaliilahayd xisbiyada sadexda ah ee kuloolama xukuumada Somaliland oo an midna xafiis toos u shaqeeyaa gobolkan ugu oolin hase ahaatee waxaa sida muuqaalka ka muuqata sidooda isusoo xilqaamay oo u soo badhigay dareenkooda qaybo ka md ah ururada bulshada kuwaas oo aan ka xusi karo ururka nabada iyo hurumarinta ee darwiish oo isgau ah urur aad looga yaqaano deegaanka waxqabad badana soo muujiyey kazoo saaka taageeradiisa siiyey xuska 18ka may iyo jiritaanka jamhuuriyada Somaliland

Waxaa kale oo soo bandhigay tageerada sida muuqaalka ka muuqata naadiga sport ga ee togsol oo ah naadi soo jireen ah gudoomiyena uu u yahay Siciid Cumar Xasan .Waxaa kale oo soo bandhigay tageerada sida muuqaalka ka muuqata naadiga sport ga ee togsol oo ah naadi soo jireen ah gudoomiyena uu u yahay Siciid Cumar Xasan

User avatar
abdikarim86
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 12003
Joined: Sun Sep 14, 2008 7:21 am
Location: Bristol

Re: Sidee looga xusay 18-ka may Gobolka buuhoodle ?

Postby abdikarim86 » Tue May 19, 2009 6:34 am

maan why did you start this topic :down: :lol:


OUR SPONSOR: LOGIN TO HIDE

Hello, Has your question been answered on this page? We hope yes. If not, you can start a new thread and post your question(s). It is free to join. You can also search our over a million pages (just scroll up and use our site-wide search box) or browse the forums.

  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Politics - Somaliland”

Who is online

Users browsing this forum: No registered users and 12 guests