wayhay taliye
Gudoomaha muj axmed siilanyo wuxuu taageerayaashiisa ka codsaday inay labanlaabaan qaadhaankii ay siin jireen xisbiga si buu yidhi looga dhabeeyo hamigiisa qabashada hogaanka dalka,haddii taasi dhabowdana dhamaan taageerayaashu lacagtooda heli doonaan oo mashaariic dowladdu siin doonto.



