Welcome to SomaliNet Forums, a friendly and gigantic Somali centric active community. Login to hide this block

You are currently viewing this page as a guest. By joining our community you will have the ability to post topics, ask questions, educate others, use the advanced search, subscribe to threads and access many, many other features. Registration is quick, simple and absolutely free. Join SomaliNet forums today! Please note that registered members with over 50 posts see no ads whatsoever! Are you new to SomaliNet? These forums with millions of posts are just one section of a much larger site. Just visit the front page and use the top links to explore deep into SomaliNet oasis, Somali singles, Somali business directory, Somali job bank and much more. Click here to login. If you need to reset your password, click here. If you have any problems with the registration process or your account login, please contact us.

Rag Ka Tirsanaa Al-shabaab Oo Somaliland Isu Soo Dhiibay

Dedicated for Somaliland politics and affairs.

Moderator: Moderators

OUR SPONSOR: LOGIN TO HIDE
User avatar
Player99
Posts: 85
Joined: Sat May 30, 2009 12:53 pm
Location: New Zealand

Rag Ka Tirsanaa Al-shabaab Oo Somaliland Isu Soo Dhiibay

Postby Player99 » Mon Jun 01, 2009 10:19 am

Rag Ka Tirsanaa Al-shabaab Oo Somaliland Isu Soo Dhiibay--------------------------------------------------------------------------------

Sunday, 31 May 2009
Hargeysa(Geeska)-Dhallinyaro u dhalatay wadanka Somaliland, oo hore uga tirsanaa ciidamada kooxda Al-Shabaab, ayaa la shee... inay toddobaadkan isu soo dhiibeen dawladda Somaliland.

Dhallinyaradan oo tiradooda lagu shee... labaataneeyo, waxa la shee... inay ka faa’iidaysteen cafis uu dhawaan Madaxweynaha Somaliland shee... in loo fidinayo muwaadiniinta Somaliland ee ka barbar dagaalama Al-Shabaab. Ilo xogogaala ayaa Wargeyska Geeska Afrika u shee... inay jiraan muwaadiniin reer Somaliland ah oo tiradooda lagu qiyaasay labaataneeyo, kuwaas oo cafis soo weydiistay dawladda Somaliland, ka dibna laga aqbalay. Warku waxa uu shee... in qaar ka mid ah raggaasi hadda soo gaadheen magaalooyin ka tirsan Somaliland. Mid ka mid ah raggaas ayaa la shee... inuu hadda ku suganyahay degmada Cadaadlay oo ka tirsan gobalka Hargeysa. Qaar ka mid ah dadweynaha Cadaadlay ayaa Wargeyska Geeska Afrika u shee... in ninkaasi ciidamada ammaanka u shee... inay iyagoo gaadhaya labaataneeyo nin ay ka faa’iidaysteen cafiska uu Madaxweyne Rayaale dhawaan u fidiyay muwaadiniinta reer Somaliland ee ka barbar dagaalama ciidamada Al-Shabaab. Wuxuu shee... inay ka yimaadeen koonfurta fog ee Somaliya, iyagoo si dhuumasho ah ku soo baxay. Ragga kale ayaa la shee... inay kala tageen magaalooyinkii ay u kala dhasheen, ka dib markii xukuumadu aqbashay cafiska ay dalbadeen.
Madaxweyne Daahir Rayaale Kaahin, ayaa dhawaan caddeeyay inay dawladu cafis u fidinayso muwaadiniinta Somaliland ee la safan Al-Shabaab, haddii ay dalka dib ugu soo noqdaan, waxaanu yidhi, “Waxa jira dhalinyar badan oo inaga ah oo Xamar la geeyay oo la duufsaday oo tahriibka wax ka xun kuwa la barayo oo is-qarxin la barayo, kuwaana halkan fariin baan uga gudbinayaa, waxaan leeyahay waan idin cafinaynaa ee ku soo noqda dalkiina, meeshaad joogtaan waad arkaysaan waxa yaala dalkiina ku soo noqda noloshiina dib u bilaaba , walidiintana waxaan leeyahay caruurtiina soo celiya, qofku inuu is-dilo if iyo aakhiro toona waxa uu helayaa ma jirto, waxa kale oo aan leeyahay dhalinyarada ka waantooba, waana kuwa hadhaw cadawga ku noqon-doona dalkeena intaasaan halkan uga gudbinayaa run ahaantii.”
Raggan isu soo dhiibay dawladda Somaliland ayaa la shee... inay ka soo kala jeedaan gobalo ka tirsan Somaliland, sida Hargeysa, Awdal iyo Togdheer.

Wargeyska Geeska Afrika www.geeska.net

User avatar
Somalistan
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 4778
Joined: Sat Sep 15, 2007 10:24 am
Location: Oodwayne, Togdheer,Somaliland

Re: Rag Ka Tirsanaa Al-shabaab Oo Somaliland Isu Soo Dhiibay

Postby Somalistan » Mon Jun 01, 2009 9:10 pm

If they're from cadaadley then they prolly qaasim, Isxaaq carre.


OUR SPONSOR: LOGIN TO HIDE

Hello, Has your question been answered on this page? We hope yes. If not, you can start a new thread and post your question(s). It is free to join. You can also search our over a million pages (just scroll up and use our site-wide search box) or browse the forums.

  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Politics - Somaliland”

Who is online

Users browsing this forum: No registered users and 4 guests

cron