Page 1 of 1

Marwo Huda Iyo Caruurtii Riyaale Oo Is Dhiibay.

Posted: Tue Jun 02, 2009 8:56 pm
by MALMAHA
War Deg-Deg Ah :Marwo Huda Iyo Caruurtii Riyaale Oo Is Dhiibay Iyo Xaflad Well Come Loo dhigayo
Tuesday, June 2, 2009
By admin
Reims – Franace(Saraarnews) War hadda naga soo gaadhay wariyahayaga dalka Fransiiska magaalada Reims ayaa waxa u sheegayaa in Marwada Madaxweyne Rayaale Huda Barkhad Aadan ay iska dhiibtay magaaladaas. waxa kale oo wararkaasi sheegayaan in carruurtii Madaxweynaha ay ka xaadireen dusgsi isla maagaladaa ku yaalla maanta.
isla wararkaasi waxay intaa ku dareen, in xaflad loogu magac daray welcome Reine loogu samayn doono mawro Huda Barkhad Aadan magaaladaa habeen danbe, taas oo ay qabanqaabiyeen dad ay is xigaan marwada oo magaaladaa deggani. waxa kale oo la filayaa dad kalena in ay ka boqol doonaan magaala Paris si xafladdaas ay uga qaybgalaan.
Wixii warar ah ee nagu soo korsha ka la so Bakipress dhawaan
Xigasho Wariye: Khadar Siciid Muuse

source: Bakipress


http://saraarnews.com/blog/?p=162

Re: Marwo Huda Iyo Caruurtii Riyaale Oo Is Dhiibay.

Posted: Wed Jun 03, 2009 12:56 pm
by sheekh-Farax-zero
:lol: :lol: