Welcome to SomaliNet Forums, a friendly and gigantic Somali centric active community. Login to hide this block

You are currently viewing this page as a guest. By joining our community you will have the ability to post topics, ask questions, educate others, use the advanced search, subscribe to threads and access many, many other features. Registration is quick, simple and absolutely free. Join SomaliNet forums today! Please note that registered members with over 50 posts see no ads whatsoever! Are you new to SomaliNet? These forums with millions of posts are just one section of a much larger site. Just visit the front page and use the top links to explore deep into SomaliNet oasis, Somali singles, Somali business directory, Somali job bank and much more. Click here to login. If you need to reset your password, click here. If you have any problems with the registration process or your account login, please contact us.

habrjeclo iyo habaryounise badawsana. so backwards

Dedicated for Somaliland politics and affairs.

Moderator: Moderators

OUR SPONSOR: LOGIN TO HIDE
User avatar
MALMAHA
SomaliNetizen
SomaliNetizen
Posts: 960
Joined: Mon Apr 27, 2009 11:16 pm

habrjeclo iyo habaryounise badawsana. so backwards

Postby MALMAHA » Tue Jun 02, 2009 9:09 pm

Burco: Maxaa Kala Haysata Dumarka Gawaadhida Wata Iyo Ragga Bilaa Camalka Ah?


Burco(Ramaas) June02, 2009 - Haweenka Darawaliinta ah ee wata gaadiidka yar-yar ee ku nool magaalada Burco ee xarunta gobolka Togdheer ayaa dhibaatooyin kala duwan kala kulma markay suuqyada marayaan gaar ahaan meelaha mashquulka ah ee ay dadka iyo gaadiidku ku badan yihiin.

Dhibaatooyinkan oo ay had iyo goor dumarkani ka cawdaan ayaa isugu jira Aflagaadooyin, Cago joglayn iyo Ciidayn ay mararka qaar la kulmaan, arintaasina waxay mararka qaar ku kaliftaa dumarka gawaadhida wata kuwooda caloosha Jilicsani in ay sal-babakhaan oo gaadhiga ay wataan uu la jiidho meheradaha ama gawaadhida kale oo ay dhibaato soo gaadho.

Arinta noocan ah ee ay dumarku ka cawdaan oo Ramaasnews wax ka waydiisay qaar ka mid ah Haweenka Darawaliinta ah ayaa Arinaasi ku eedeeyay badanaaba in ay kala kulmaan ragga oo ay ku qayliyaan marka ay arkaan iyagoo gawaadhi wata dumarku, isla markaana dumarkan ramaasnews u waramay ayaa dumarka gawaadhida wata uga digay in ay arimahan ka feejignaadaan oo mararkay la kulmaan aanay salbabakhin ee ay calool adayg muujiyaan si aanay dhibaatooyin u gaysan.



Caasha Cali Qabile oo ka mid ah dumarka ku nool ee magaalada Burco gaadiidka Yar-yar ku wata oo arimaha ay wadista gawaadhida dumarku kala kulmaan ka warbixinaysa ayaa tidhi ”Had iyo goor markaanu marayno meelaha dadku ku badan yahay ee mashquulka ah, waxaanu kala kulanaa dhibaatooyin kala gadisan oo isugu jira cay, qaylo iyo ciidayn ay badanaaba nagu sameeyaan ragga qaar ka mid ahi, kuwaas oo mararka qaar ay ku kalifaan dumarka marka lagu qayliyo in ay naxaan oo ay gawaadhida ay wataan uu lagalo gawaadhida kale ama uu lagalo meheradaha ama ay dad jiidhsiiyaan “.



Mararka qaar ayaa xitaa ragga gawaadhida wata ayaa nagu hor jara gawaadhidooda, isla markaana marka laysku soo wada duubo way badan yihiin dumarku dhibaatooyinka ay kala kulmaan gawaadhi wadista, arintaasina dadka ku kacaa waa dadka Jaahiliinta ah ee aan garanayn xaq dhawrka iyo sharciga ummaddu isku leedahay.



Sidaas darteed, anigu imika gaadhigayga waxaan watay muddo ku dhaw saddex sano, wax dhibana maan gaysan ee intaasba ilaahay ayaa iga badbaadiyay, laakiin way jiraan dumar badan oo marka lagu qayliyo ama la ciideeyo gawaadhida ay wataan ay dhibaatooyin gaystaan “ Markaa waxaan kula talinyaa dumarka gawaadhida wata iyo kuwa baranayaba in ay calool adayg yeeshaan oo ay iska ilaaliyaan naxdinta markay gawaadhida wataan”.



Saynab Axmed Nuur oo iyana ka mid ah dumarkan gawaadhida wata ayaa tidhi anigu markii hore debeda ayaan gawaadhida ku wadan jiray oo wax dumarka caayaya iyo wax shiidaya toona maanu arag, laakiin markii aan imi Burco iyo Hargaysaba waxaan ku arkay waxyaabo aad la yaabaysid oo kugu kalifaaya in gaadhi kaxayntiisaba ay iska daayaan dumarku”. Waxaad arkaysaa rag waaweyn oo gadh leh oo markay arkaan dumar gawaadhi wata aflagaadaynaya oo aan xishoonayn.
Markaa waxyaabaha aanu kala kulano wadista gawaadhida lama soo koobi karo ee dulqaad ayaanu wax ku wadnaa.


Ugu dambayntii magaalada Burco ayaa waxa marba marka ka dambaysa ku soo badanaya dumarka gawaadhida yar-yar wata ee ku fushanaaya adeegyadooda shaqo, kuwaas oo u shaqeeya dawlada iyo hay'addaha wadaniga ah iyo ururada gaarka ah sida LNGO-yada.


Ramaasnews Desk
Burco

guryasame
SomaliNetizen
SomaliNetizen
Posts: 656
Joined: Tue Nov 22, 2005 4:48 pm

Re: habrjeclo iyo habaryounise badawsana. so backwards

Postby guryasame » Tue Jun 02, 2009 9:37 pm

Waa iska dacaayad, Anti-burco propaganda from the usual suspects...reer burco waa iska faduul badanyihiin ama gaadhi wado ama luggee. Berri dhawayd oon burco tegay ayaa mid yaroo fish n chip ah oo xaafada maraysa ayaa laba nin soo hor martay midi ku yidhi "naa xiniinyaha hanagaga istaagin". Tii yarayd baa intay naxday lugaheeda hoos u eegtay, iyadoo argagaxsan isoo gaadhay ku leedahay "walaal xiniinyihiisu ma jidku yaala" lol.... burco is entertaining like that lol

User avatar
MALMAHA
SomaliNetizen
SomaliNetizen
Posts: 960
Joined: Mon Apr 27, 2009 11:16 pm

Re: habrjeclo iyo habaryounise badawsana. so backwards

Postby MALMAHA » Tue Jun 02, 2009 9:42 pm

burco is entertaining but they proofing to be the most aggressive people in the horn of africa as we know from. our own past.

and sometimes ignorant.

guryasame
SomaliNetizen
SomaliNetizen
Posts: 656
Joined: Tue Nov 22, 2005 4:48 pm

Re: habrjeclo iyo habaryounise badawsana. so backwards

Postby guryasame » Tue Jun 02, 2009 9:52 pm

MalMaha:

Its not Saudi Arabia dude, it has nothing to do with gender, islaan gaadhi wadata cidi la hadlimayso, if she is a young they will test her mettle...I have seen that time and time again lol

User avatar
MALMAHA
SomaliNetizen
SomaliNetizen
Posts: 960
Joined: Mon Apr 27, 2009 11:16 pm

Re: habrjeclo iyo habaryounise badawsana. so backwards

Postby MALMAHA » Tue Jun 02, 2009 9:57 pm

ayahee meesha ha naguu diiline.

them burco people are too much talk.

and young girls with cars should not be tested for any reason.
i been to hargeysa and no one knows who the driver of the passing vehicle
be man or women.

am just saying reer burco are different from the rest of us so please don't try.

Advo
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 27096
Joined: Sat Mar 01, 2008 4:11 am
Location: ever green state

Re: habrjeclo iyo habaryounise badawsana. so backwards

Postby Advo » Wed Jun 03, 2009 2:28 am

guryasame wrote:Waa iska dacaayad, Anti-burco propaganda from the usual suspects...reer burco waa iska faduul badanyihiin ama gaadhi wado ama luggee. Berri dhawayd oon burco tegay ayaa mid yaroo fish n chip ah oo xaafada maraysa ayaa laba nin soo hor martay midi ku yidhi "naa xiniinyaha hanagaga istaagin". Tii yarayd baa intay naxday lugaheeda hoos u eegtay, iyadoo argagaxsan isoo gaadhay ku leedahay "walaal xiniinyihiisu ma jidku yaala" lol.... burco is entertaining like that lol


:lol: :lol: :lol: :lol: :lol: :lol:

User avatar
LiQaaye_TDH
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 15857
Joined: Fri Apr 23, 2004 7:00 pm
Location: Afhayeenka Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Mudane Axmed (Silaanyo) ee Somalinet...

Re: habrjeclo iyo habaryounise badawsana. so backwards

Postby LiQaaye_TDH » Wed Jun 03, 2009 5:50 am

Dadka Jooga Burco waa reer Baadiye majority of them anyway, that just arrived from Hawd, all the reer Magaal have left for Hargeisa or abroad!!! I have witnessed that shid, there is many woman drivers in Burco, and just because of Xaasidnimo and Badownimo, they stop the ladies or Throw sand at them for no focking reason....

User avatar
Rightwing
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 9248
Joined: Mon Dec 23, 2002 7:00 pm
Location: Maqaamka lagu xadreeyo MEDED, MEDED
Contact:

Re: habrjeclo iyo habaryounise badawsana. so backwards

Postby Rightwing » Wed Jun 03, 2009 6:21 am

Very sad :evil:

guryasame
SomaliNetizen
SomaliNetizen
Posts: 656
Joined: Tue Nov 22, 2005 4:48 pm

Re: habrjeclo iyo habaryounise badawsana. so backwards

Postby guryasame » Wed Jun 03, 2009 4:18 pm

Liqaaye its funny I never witnessed that shit...people come n go but burco remains the same faduul is burco's middle name.
Rightwing:

Wha are u moaning about

Burao_Media
SomaliNetizen
SomaliNetizen
Posts: 338
Joined: Fri Apr 10, 2009 3:14 am
Location: nin sahan tagay oo u dhexeeya Gaashamo, Danood iyo Wardheer.......

Re: habrjeclo iyo habaryounise badawsana. so backwards

Postby Burao_Media » Thu Jun 04, 2009 10:36 am

Reer Burao need to drop the boodh iyo torre with bookh iyo qalin :up: :rose: :up:

and stop giving people the Burco slap with their torre on the blunt side on people stomuch some people may die off a heart attatck thinking they been stabbed :lol:

User avatar
hanqadh
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 2786
Joined: Mon Mar 23, 2009 1:03 am
Location: soo dhalin la wada garan wali suuqa dhagaxbuur dhiigoodu ma qoyana!

Re: habrjeclo iyo habaryounise badawsana. so backwards

Postby hanqadh » Thu Jun 04, 2009 10:41 am

guryasame wrote:Waa iska dacaayad, Anti-burco propaganda from the usual suspects...reer burco waa iska faduul badanyihiin ama gaadhi wado ama luggee. Berri dhawayd oon burco tegay ayaa mid yaroo fish n chip ah oo xaafada maraysa ayaa laba nin soo hor martay midi ku yidhi "naa xiniinyaha hanagaga istaagin". Tii yarayd baa intay naxday lugaheeda hoos u eegtay, iyadoo argagaxsan isoo gaadhay ku leedahay "walaal xiniinyihiisu ma jidku yaala" lol.... burco is entertaining like that lol


:lol: :lol: shit thts funny

User avatar
Rightwing
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 9248
Joined: Mon Dec 23, 2002 7:00 pm
Location: Maqaamka lagu xadreeyo MEDED, MEDED
Contact:

Re: habrjeclo iyo habaryounise badawsana. so backwards

Postby Rightwing » Thu Jun 04, 2009 11:27 am

guryasame wrote:Liqaaye its funny I never witnessed that shit...people come n go but burco remains the same faduul is burco's middle name.
Rightwing:

Wha are u moaning about




We have to stop these verbal and physical abuses.


OUR SPONSOR: LOGIN TO HIDE

Hello, Has your question been answered on this page? We hope yes. If not, you can start a new thread and post your question(s). It is free to join. You can also search our over a million pages (just scroll up and use our site-wide search box) or browse the forums.

  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Politics - Somaliland”

Who is online

Users browsing this forum: No registered users and 10 guests