Waxa isi soo taraayaa wararka sheegaaya in labadaa fanaan Somaliyeed ee waa wayn Maxamed Saleeban Tubeec iyo Maryan Mursal noqdeen beesha Habar Yoonis wayn (waalee warkan waan maqlay wanaa la wada) waxay sheegiin ay ay baadheen abtirsiinyahoodaa aynaa noqdeen habar Yoonis Dandaan Carre. Sido kale waxa magaala madaxdaa Togdheer yimi madax dhaqameed kaa soo kicitimay gobolada dhexee ee somaliyaa ku waasoo sheegtay Dandan Carre lanaa kulmay madax dhaqameedka beesha habar yoonis ee burco ku sugaan (wale iyo bilee iyo tole been ma aha)
Warka labaad fanaan sanaadahan danbeebaa wan maqlaayeey in la wadwadeey laakiinse waxay igu noqotay waxan dhagaysan kari waayo.




